Wasiir Fartaag iyo Danjire El Hadji Ibrahima Maxay ka wadahadleen ?

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika...

Shir Lagu Xoojinayo Iskaashiga Amniga iyo Bulshada oo Ka Qabsoomay Kismaayo”

0
Saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo waxaa ka qabsoomay shir muhiim ah oo lagu xoojinayey iskaashiga hay’adaha amniga iyo bulshada, iyadoo si gaar ah diiradda...

Ololaha Nadaafadda iyo Bilicda Muqdisho oo Si Rasmi ah Looga Daahfuray...

0
𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 07 𝑨𝒖𝒈 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mashruuca ololaha nadaafada caasimadda ee dib-usoo-celinta bilicda...

Muxuu ka dhahay Garnacho ku biritaankiisa Kooxda Premier League

0
Sida uu shaaciyay khabiirka suuqa kala iibsiga ee Fabrizio Romano, garabka weerarka ee Manchester United, Alejandro Garnacho, ayaa si buuxda mudnaan u siiyay inuu...

Newcastle Oo Go’aan Kasoo Saartay Iibka Alexander Isak

0
Kooxda Newcastle United ayaa diyaar u ah inay tixgeliyaan iibinta weeraryahankooda Alexander Isak, iyadoo ay si adag u wadaan dadaallada ay ku doonayaan Benjamin...

Maamulka Gobolka banaadir oo lacag ugu deeqay dadka ay saameynta...

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa deeq lacageed oo dhan laba boqol kun oo doollar ($200,000) ku...

Koox weerar ku qaaday Warshadda Birta ee Dayniile.

0
Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku bilowday rasaas culus ku qaaday Warshadda Birta ee ku taalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay...

Uganda oo xaqiijisay in Xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Sh/Hoose.

0
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada Gaashaandhiga Uganda Ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidamada milateriga Uganda oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee...

Maraykanka oo warqad u diray madaxwaynaha Eritrea

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warqad u qoray madaxweynaha Eritrea Isayas Afawarqi, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Eritrea Yamane Gabremasaqal. Sida uu Yamane Gabremasqal ku...

Ciidamadii ugu badnaa oo loo diyaariyay inay dib ula wareegaan...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarisay ciidamadii ugu badnaa oo loo qorsheeyay inay ka qeyb qaataan howlgallo ballaaran oo lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro...