DON'T MISS
Hay’adda NISA oo sheegtay in howgal ka dhacay Shabeellada Dhexe lagu...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa sheegtay inay xalay fulisay howlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Qaahira ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
NISA...
Wada hadallada dowladda iyo mucaaradka oo mar kale maanta ka sii...
Maanta waxaa mar kale la filayaa in ay magaalada Muqdisho dib uga billaawdaan wada hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Mucaaradka, kuwaasi oo diiradda...
Lifestyle
Food
Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Xildhibaan Samakaab Xuseen
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Xildhibaan Samakaab Xuseen, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Gobolka...
LATEST ARTICLES
Burcad dhac geysanaysey oo lagu qabtay Dayniile{Sawirro}
Laamaha amniga ee degmada Dayniile ayaa sii xoojiyay howlgallada ka dhanka ah kooxaha burcadda ah ee ka geysta falalka dhaca iyo amni darrada, iyagoo...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu joojiyo duqeymaha militari ee Soomaaliya
Warbixin cusub oo ay soo saartay xarunta cilmi-baarista ee Defense Priorities oo fadhigeedu yahay Washington ayaa ku doodday in sababta Maraykanku u sii wado...
Xeer Ilaalinta Maamulka Waqooyi Bari oo Codsatay in Xasaanadda Laga Xayuubiyo...
Xeer Ilaalinta Guud ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Golaha Wakiillada in xasaanadda laga xayuubiyo xildhibaan Fahiima Yuusuf Quuje,...
Puntland oo saakay xukun qisaas ah ku fulisay ninkii dilay taliyihii...
Gacan ku dhiiglihii loo haystay dilka Taliyihii saldhigga Booliiska degmada Jariiban ee gobolka Mudug, Guleed Kadleeye, ayaa saakay lagu fuliyay xukun qisaas ah, kaddib...
Turkiga oo Soomaaliya ka reebay barnaamijka fiisaha elektaroonigga ah
Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in sagaal waddan oo Afrikaan ah oo keliya ay u qalmaan barnaamijkeeda fiisaha elektaroonigga ah (eVisa) sannadka 2026, iyadoo Soomaaliya...
Khilaaf ka taagan wadaxaajoodyada sii deynta shaqaale markab oo Masriyiin ah...
Waxaa isa soo taraya khilaafka ku saabsan sida loo maareynayo kiiska shaqaale markab oo ay ku jiraan siddeed muwaadiniin Masri ah, kuwaas oo in...
Taliyihii booliiska degmada Jarriiban ee gobolka Mudug oo la dilay
Taliyihii saldhigga Booliiska degmada Jariiban ee gobolka Mudug ee Puntland, Guleed Kadleeye, ayaa ku geeriyooday weerar xalay ka dhacay halkaas, kaddib markii nin hubeysan...
Xuseen Macallin: Soomaaliya waa inay ka maarantaa ku tiirsanaanta ciidamada shisheeye...
La-taliyihii hore ee Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Macallin, ayaa sheegay in mustaqbalka amniga dalka uu ku xirnaan karo awoodda dowladda Soomaaliyeed ay u leedahay...
Maersk oo kordhinaysa khidmadaha xamuulka ee u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya
Shirkadda caalamiga ah ee maraakiibta iyo gaadiidka xamuulka ee Maersk ayaa ku dhawaaqday in ay khidmad cusub oo dheeraad ah ku soo rogi doonto...
Soomaaliya iyo Urdun oo xoojinaya iskaashiga milatari
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Cammaan, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Taliyaha Guud ee Ciidamada...

























