Somaliland oo soo saartay bayaaan ku saabsan sii deynta maxaabiistii lagu...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Maxamed Muuse Cabdi oo loo yaqaan Galayr, ayaa xaqiijiyay in maxaabiista lagu hayo Laascaanood iyo kuwa lagu hayo Somaliland...
AL-shabaab oo weerar ka gaysatay Ismaamulka Mandheera
Xubno lagu tuhmayo in ay katirsan yihiin AL-shabaab ayaa weerar si siman ka gaystay Magaalooyinka Arabia iyo Fino ee Ismaamulka Mandheera, waxaana ka dhashay...
Warbixin cusub oo ka digtay in ku sii daaho Mareykanka dagaalka...
Warbixin cusub oo ka socota machadka fikirka ee Defense Priorities ayaa ku boorrineysa maamulka Trump inaysan aqoonsan Somaliland isla markaana ay ka saaraan dhammaan...
Dalalka soo diray Ciidanka AUSSOM Soomaaliya oo ka shiraya Mustaqbalka Howlgalkooda
Khubarro Ciidan oo ka kala socda Dalalka Soomaaliya usoo diray Ciidanka Midowga Afrika ee howlgalla AUSSOM ayaa ka shiraya qorshaha mustaqbalka howlgalkooda haddii la...
Khilaafka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan oo saameeyey nolosha dhaqaale ee...
Khilaafka sii fidaya ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa si toos ah u saameeyey nolosha dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo qiimaha shidaalku kaceen 77...
Dhaqanka yaxaaska oo isbedelay sabab la xiriirta deegaanka iyo dadka
Faafitaanka lama filaan ah ee tobannaan Yaxaas ah oo ku sugan dhowr tuulo iyo deegaano u dhow wabiga Niil ee Suudaan ayaa cabsi badan...
Mooska Kenya oo gaaray suuqyada Muqdisho
Mooska Kenya ayaa gaaray suuqyada Muqdisho iyadoo aan la kulmin waxa Caqabad ah, musuqmaasuqa dowladda, ama canshuuraha soo dejinta ee weli neefsanaya beeraleyda Soomaaliyeed...
Taliyaha AUSSOM oo la kulmay ergayga Mareykanka iyada oo la isku...
Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa la kulmay madax ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya si ay uga wada...
Shir looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM oo maanta ka dhacaya Itoobiya
Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya ahna Xarunta Midowga Afrika waxaa maanta ka furmaya shir looga hadlayo Mustaqbalka Ciidanka AUSSOM ee jooga Soomaaliya kaddib...
Cabsi Amni oo ka jirta Soomaaliya Kadib ka bixitaanka Ciidamada AUSSOM
Dawladaha xubnaha ka ah Midowga Afrika ayss isweydiinaya inta uu qaaraddu sii wadi karto howsha nabadda ee Soomaaliya, iyadoo maalgelinta caalamiga ah ee yaraatay...









