Puntland oo Ciidamo dheeraad ah u dirtay Magaalooyinka waaweyn Si loo...

0
Dawladda federaalka Soomaaliya iyo gobolka waqooyi-bari ee Puntland ayaa u muuqda inay ku dhow yihiin isku dhacyo militari oo suuragal ah , taasoo kor...

Dhageyso:Xamse Cabdi Barre oo sheegay in macallinka dhigaya dugsiga Qur’aanka laga...

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada muddo xileedkeedu Dhammadaay ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maalintii Talaada aheed Waxaa uu sheegay in uu bilowday dib-u-habeyn lagu nidaaminayo...

Madaxweyne cirro oo sheegay in Sool weli uu ka tirsan yahay...

0
Madaxweynaha Somaliland Abdirahman Maxamed Cabdillaahi ayaa mar kale ku adkeeyey in gobolka Sool uu ka tirsan yahay Somaliland, isagoo ugu baaqay in bulshada Sool...

Dowladda Zambia oo sheegtay in ay qabatay tahriibeyaal Soomaali ah

0
Dowladda Zambia ayaa sheegtay in la qabtay toddobo ruux oo Soomaali ah, kuwaasi oo saarnaa gaari xamuul ah oo ku sii jeeday dalka Zimbabwe. Maamulka...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ku dhawaad 3.8 milyan oo qof...

0
Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay in xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya ay sii xumaan karto, iyadoo isku biirsaday dhimista maalgelinta caalamiga ah, abaaraha, colaadaha, barakaca...

Dalalka Midowga Afrika oo ka digay in howlgalka AUSSOM uusan sii...

0
Qaar ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) uusan sii...

Jubbaland oo sheegtay in ay burburisay goobo ay ku sugnaayeen Al-shabaab

0
Saraakiil katirsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa guullo ka sheegtay howlgal ciidanka Daraawiishta oo kaashanaya Kumaandooska Danab ay ka fuliyeen duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada...

Dab khasaara maaliyadeed gaystay oo ka kacay Suuqa Bakaaraha

0
Dab khasaara maaliyadeed gaystay ayaa saakay ka kacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan dhinaca Cabdalla Shideeye, waxaa gudbay dukaamo lagu iibiyo qalabka elektarooniga ah iyada...

Xiisad colaad oo u dhaxeysa PSF & Daraawiishta Puntland oo ka...

0
Xiisad colaad oo u dhaxeysa Ciidamada gaarka u tababaran ee PSF iyo kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ka taagan Gobolka Bari iyada oo lasoo...

Wasiir ku xigeenkii Waxbarashada Jubbaland oo geeriyooday

0
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Muqtaar Kaamil ayaa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya kaddib markii la sheegay in uu...