Markabkii shidaalka ka qodi lahaa Soomaaliya oo jimcaha ku wajahan xeebaha...

0
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa sheegay in markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu Jimcaha soo gaari doono gudaha...

Dad isugu jira Xoolo dhaqato & Beeralay oo abaar darran ku...

0
Dad isugu jira Xoolo dhaqato iyo Beeralay oo intooda ku nool deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa wajahaya xaalado dhanka Nolosha ah, waxa ay...

Dekedda Jiddah ee Sacuudiga oo xiriir la yeelanaysa dekedaha Berbera iyo...

0
Dekedda Islaamiga ah ee Jiddah ee dalka  Sacuudi Carabiya ayaa bilowday adeegyo cusub oo maraakiib ah oo si toos ah ugu xidhaya dekedaha Berbera...

Kulamo looga hadlayo Mustaqbalka Koofur Galbeed oo ka billowday Magaalada Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo xarunta Gobolka Baay waxaa ka billowday kulamo looga hadlayo mustaqbalka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo sidii Bulshada ay uga tashan lahayd howlaha geedi...

Madaxweynaha JFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan iyo...

Shuute “Sharcigu ma yaqaano kan waa Mucaarad & kanna waa Muxaafid”

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida, Gaashaanle Sare, Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin u diray Ciidamada labada heer ee ku sugan...

Howlgal Lagu soo Qabtay Sarkaal Sare oo Al-Shabaab ka Tirsan oo...

0
Howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ciidamada AUSSOM iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu soo qabtay sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab, kaas...

Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka oo mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya...

0
Maamulka Maraykanka ee uu hoggaamiyo Donald Trump ayaa si lama filaan ah uga noqday fiisooyinkii mas'uuliyiinta katirsan dowladda Soomaaliya. Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa...

Dagaal culus oo dhex-maray Xaadoole iyo maamulka degmada Warsheekh

0
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal saaka ka dhacay aagga degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo u...

Wafdi sare horudhac u ah Safarka MW Xasan Shiikh oo gaarey...

0
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay maanta gaaray wafdi ballaaran oo ay hoggaaminayaan saraakiisha ugu sarreysa Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, kuwaas oo...