Ciidamo taabacsan Dowladda Soomaaliya iyo ciidamo Puntland oo ku dagaalamay gobolka...
Xiisad colaadeed ayaa ka taagan deegaanka Laag ee gobolka Bari kaddib markii uu iska hor imaad halkaas ku dhexmaray ciidamo ka tirsan PSF iyo...
Fahiima Quuje oo loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargeysa
Xildhibaan hore Fahiima Yuusuf Cabdillaahi (Quuje) ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa, halkaas oo ay ku qaabileen Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, xubno...
Fiqi: “Shariifka madaxa ayaa laga jebinayaa.”
Axmed Macalin Fiqi ayaa ku hanjabay in madaxa laga jebin doono rag uu ugu horreeyo Shariif Sheikh Axmed haddii ay isku dayaan wax u...
Koobka Adduunka 2026 oo noqday tartankii ay FIFA ku bixisay lacagtii...
Koobka Adduunka 2026 ee xalay lasoo gabagabeeyay waxa uu noqday tartankii ugu lacagta badnaa ee dhacdadaan iyada oo sannadkaan xitaa la kordhiyay xulalka ka...
Maraykanka oo faahfaahin cusub ka bixiyay kiiska Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle
Dowladda Mareykanka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay kiiska Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle, oo ka mid ah eedeysaneyaasha ugu waaweyn ee fadeexadda musuqmaasuqa ee Feeding...
Danab & Daraawiishta Jubbaland oo dhinac oo Al-shabaab kula dagaalamay Jubada...
Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab oo garab ka helaya Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay dagaal la galay xubno katirsan Al-shabaab oo ku sugnaa Gobolka...
AUSSOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo xoojinaya iskaashiga amniga Shabeellaha Dhexe
Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa isku raacay in la xoojiyo iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka Shabeellaha...
Markab lagu afduubtay Gacanka Cadmeed oo loo leexiyay biyaha Soomaaliya
Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa sheegtay in markab marayay dhinaca bari ee Gacanka Cadmeed la afduubtay, kadibna loo leexiyay dhanka biyaha Soomaaliya.
Hay’addu...
England oo ka adkaatay France Final-ka Bronze-ka Koobka Adduunka
Ciyaartii kaalinta saddexaad ee Koobka Adduunka 2026 waxay u muuqatay mid si fudud ku dhammaanaysa, laakiin xaaladdu way is beddeshay qeybta labaad, taasoo keentay...
Halkee Buu marayaa Ceel shidaalka ee Turkigu ka qodayo Soomaaliya?
Soomaaliya iyo shirkadda shidaalka ee dowladda Turkiga, Turkish Petroleum (TPAO), ayaa sii wada qodista ceelka shidaalka ee Curad-1, kaas oo ku yaalla xeebaha Soomaaliya,...









