Dowladda Soomaaliya oo nidaaminaysa meherka iyo diiwaangelinta guurka: Maxaa ka dhalan...

0
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo nidaaminaya dadka loo oggol yahay inay meheriyaan lammaanaha is...

Heshiiska Turkiga iyo Liibiya oo xiisad cusub ka abuuray Bariga Dhexe...

0
Heshiis badeed oo u dhexeeya Turkiga iyo Liibiya ayaa dib u soo nooleeyay khilaafka siyaasadeed ee ka jira bariga badda Mediterranean-ka, kaddib markii baarlamaanka...

Beledweyne: Khilaafka Hirshabeelle iyo kala qaybsanaanta bulshada oo hortaagan horumarka magaalada

0
Magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan, isla markaana leh muhiimad ganacsi iyo mid bulsho, ayaa muddo dheer la tacaalaysay caqabado la xiriira amniga,...

Qaramada Midoobay oo ka digtay in daadad laga cabsi qabo Soomaaliya...

0
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in daadad ka dhasha roobab xooggan oo la filayo bilaha soo socda ay Soomaaliya ku barakicin karaan in ka...

Khilaafka maamulka Hiiraan oo sii xoogeysanaya, wareegtooyin xilka qaadis iyo magacaabis...

0
Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle, gaar ahaan gobolka Hiiraan, ayaa sii xoogeysanaya, kaddib markii ay soo baxeen wareegtooyin lagu diiddan yahay xil...

Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya iyo su’aalaha weli ka taagan khasaaraha shacabka

0
Baaritaan ay Al Jazeera sameysay ayaa soo bandhigay saameynta duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya ku yeesheen qoysas rayid ah, iyadoo dad ka badbaaday weerarro ka...

Dhaliil loo jeediyey Xasan Sheekh oo la xiriirta sharciyadda hoggaanka iyo...

0
Dood ku saabsan sharciyadda hoggaanka Xasan Sheekh Maxamuud, nidaamka federaalka, doorashooyinka iyo awood-qaybsiga beelaha ayaa mar kale soo ifbaxday, kaddib markii aragti siyaasadeed oo...

Hormuud iyo Salaam Bank oo lagu eedeeyay xiritaanka akoonnada siyaasiyiinta taageera...

0
Eedeymo la xiriira shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom iyo Salaam Bank ayaa dhaliyey dood siyaasadeed, kaddib markii la sheegay in akoonnada qaar ka mid ah...

Darawal ka shaqeynayay isu socodka Baladweyne iyo Muqdisho oo lagu dilay...

0
Allaha u naxariistee Maxamed Yarisow, oo ka mid ahaa wadayaasha gaadiidka isaga kala goosha magaalooyinka Baladweyne iyo Muqdisho, ayaa lagu dilay deegaanka Qalimoow ee...

Maraykanka iyo Iiraan oo dib u bilaabay dadaallada wada-hadalka, Qatar iyo...

0
Wadahadallo dadban oo u dhexeeya Washington iyo Tehran ayaa dib u soo xoogeysanaya, iyadoo Qatar iyo Pakistan ay dadaal ugu jiraan sidii loo heli...