Maxkamadda Sare oo dowladda u qabatay Khamiista inay difaac sharciyeed ka...

0
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka u qabatay Khamiista, 22-ka October 2026, inay soo gudbiso difaaceeda sharciyeed ee la xiriira dacwad uu madaxweynihii...

BANDOW HABEENKII AH OO LAGU SOO ROGAY MAGAALADA MARKA, XIISADDA AMNIGA...

0
Bandow habeenkii ah ayaa xalay ka dhaqan galay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii maalmihii u dambeeyay ay magaalada ka soo...

SOOMAALIYA, KENYA IYO ITOOBIYA: XAGGEE KU DAMBAYN DOONTAA XIISADDA SIYAASADEED EE...

0
Xiriirka siyaasadeed ee Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya ayaa wajahaya xaalado kala duwan oo la xiriira danaha siyaasadeed, amniga gobolka iyo loollanka saameynta Geeska Afrika....

Maqnaanshaha Xasan Sheekh Munaasabad lagu qabtay Garoonka Kipchoge oo Dhaliyay su’aalo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaas oo uu marti-sharaf uga ahaa munaasabadda 63-aad...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay doorashooyin hal dhinac ah

0
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si cad uga horyimid jihada ay ku socdaan qorshayaasha doorashooyinka dalka, iyagoo oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu...

Abiy Axmed oo Kenya Gaaray xili Xiisadda Koofur Galbeed ay...

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa maanta gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda maalinta halyeeyada Kenya ee Mashujaa...

Gaalkacyo:Cumlimada oo Xukun Ka Soo Saartay kiis Muddo Taagan

0
Guddi culimo ah oo gacanta ku hayay kiiska wiil lagu muransanaa ayaa maanta go’aan kama dambays ah ka soo saaray dacwadda oo maalmihii la...

Wafdi Uganda ka socda oo soo Gaaray Muqdisho

0
Wafdi ballaaran oo ka socda dalka Uganda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu qabanayo Madasha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya iyo Uganda...

Nigeria oo ka digtay sawirro iyo muuqaallo AI lagu sameeyo oo...

0
Dalka Nigeria oo muddooyinkii dambe la tacaalayey dhibaatooyin amni, oo ay ka mid yihiin weerarro hubaysan, afduub iyo rabshado, ayaa wajahaya caqabad cusub oo...

Maraykanka oo digniinta safarka Kenya gaarsiiyey heerka 3-aad

0
Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay dib uga fiirsadaan safarrada ay ku tagayaan Kenya, kaddib markii ay 19-kii Oktoobar 2026 sare u qaaday...