Ciidamada Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo howlgal ka fuliyay Jubbada Hoose
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka, oo kaashanaya ciidamada amniga Jubbaland, ay howlgal ka fuliyeen deegaanka Baqdaad oo...
Dowladda Mareykanka oo baadigoobeysa muwadin asalkiisa yahay Soomaali
Hay’adda dambi-baarista dalka Mareykanka ee FBI ayaa ku dhawaaqday in ay bixin doonto abaalmarin lacageed oo gaareysa illaa $150,000, taas oo la guddoonsiin doono...
Wada hadallada dowladda iyo mucaaradka oo mar kale maanta ka sii...
Maanta waxaa mar kale la filayaa in ay magaalada Muqdisho dib uga billaawdaan wada hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Mucaaradka, kuwaasi oo diiradda...
Qiimaha Shidaalka kordhay 3% kaddib markii uu dib u billowday Dagaalka...
Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay 3% kaddib markii Maraykanka & Iiraan ay is dhaafsadeen Duqaymo culus oo sababay in uu joogsado isu socodka...
Faroole: “Dowlad Sharci ah Kama Jirto Muqdisho”
Madaxweynihii hore ee Puntland, haatana ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, ayaa dhaliilo culus u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Booliiska Qardho oo sheegay in ay xirayaan Dadka ka ganacsada &...
War kasoo baxay Taliska Booliiska Magaalada Qardho ayaa lagu sheegay in gacan adag ay ku qabanayaan Dadka ka ganacsada iyo kuwa isticmaalla Walxaha Maankadooriya...
Waxgaradka Nugaal oo is-afgarad ka gaaray dadaallo lagu dejinayo xiisadda Garowe
Kulan ay maalmihii la soo dhaafay magaalada Garowe ku lahaayeen qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad, iyadoo la...
Soomaaliya oo martigelisay shir lagu dardargelinayo hirgelinta heshiiska isu socodka ee...
Soomaaliya ayaa martigelisay shir heer sare ah oo looga hadlayo hirgelinta heshiiska isu socodka xorta ah ee dalalka xubnaha ka ah Urur-Goboleedka IGAD, xilli...
Dagaal culus oo maanta ka dhacay Degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha...
Degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay maanta weerar culus oo ay fuliyeen dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo weerarka ku bilaabay...
Safiirkii Midowga Yurub oo fariin macsalaamayn ah u reebtay shacabka Soomaaliyeed
Safiirkii Midowga Yurub u fadhiyay Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sagootisay dalka, iyadoo uga mahadcelisay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan dadkii taageeray howshii ay ka...









