Booliiska Gobolka Banaadir oo galay xarumaha Hormuud ee Muqdisho
Warar soo baxay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliiska Gobolka Banaadir ay galeen xarumaha shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee Suuqa Bakaaraha iyo xarunta weyn...
Xaaladda Bay iyo Bakool oo kacsan: Dib-u-gurashada ciidamada Itoobiya, dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab
Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobollada Bay iyo Bakool ayaa wajahaysa marxalad xasaasi ah, iyadoo ay jiraan isbeddello ku saabsan gacan-ku-haynta deegaannada, dhaqdhaqaaqyada ciidamada...
Dastuurka cusub ee Soomaaliya iyo magacaabista wasiirrada oo su’aalo ka dhalisay...
Magacaabista xildhibaanno loo dhiibayo xilalka Golaha Wasiirrada ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan sida dowladda Federaalka Soomaaliya u hirgelinayso dastuurka cusub, gaar ahaan qodobbada kala...
Dowladda Soomaaliya iyo eedeymaha Al-Shabaab ee loo jeediyo dadka ka aragtida...
Waxaa soo noqnoqday dood ku saabsan sida madaxda dowladda Soomaaliya ay ula macaamilaan dadka dhaliila siyaasaddooda, gaar ahaan marka dadkaas lagu eedeeyo inay xiriir...
Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay maamulka Hiiraan iyo Madaxweynaha Hirshabeelle...
Khilaaf siyaasadeed iyo maamul ayaa soo kala dhex galay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed, iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen, kaddib markii...
Xasan Sheekh Maxamuud iyo mucaaradka oo wajahaya khilaaf siyaasadeed la xiriira...
Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo la xiriira khilaafka dowladda federaalka iyo mucaaradka, kaas oo salka ku haya wax-ka-beddelka dastuurka, hannaanka doorashooyinka...
Masar oo baarlamaanka ka dalbatay oggolaansho ay Sacuudiga ku taageeri karto...
Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah al-Sisi, ayaa lagu soo warramayaa inuu qorsheynayo inuu baarlamaanka kala hadlo suurtagalnimada taageero la siiyo Sacuudi Carabiya haddii dalkaasi codsado...
Xiisad ka taagan degmada Marka kaddib weerar lagu dilay taliye ka...
Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar gaadmo ah oo lagu qaaday guri ku yaalla gudaha degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo...
Laba qalad oo lagu eedeeyay Aadan Madoobe oo sii murjin kara...
Xiisadda siyaasadeed iyo tan militari ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas, Cabdicasiis...
Qarax ka dhacay waddada Muqdisho iyo Afgooye oo lagu dilay askari...
Qarax ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ku geeriyooday Aadan Cabdi Ibraahim, oo loo yaqaanay...









