Xaaladda sii xumaaneysa Hirshabelle oo ay ku jiraan khataraha fatahaadaha ...

0
Guddiga Qaranka Doorashooyinka Madaxa Bannaan iyo Xuduudaha ee lagu mu ransanyahay ayaa si rasmi ah u shaaciyey jadwalka doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiilada...

Midowga Yurub (EU) oo qorsheynaya inuu joojiyo duulimaadyadiisa gaar ah ee...

0
Midowga Yurub (EU) ayaa qorsheynaya inuu joojiyo duulimaadyadiisa gaar ah ee isku xira Muqdisho iyo Nairobi, iyo Diyaaradaha ay isticmaalaan diblomaasiyiinta iyo saraakiisha sare...

Shan Xildhibaan Oo Casilay iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dawladda Waqooyi...

0
Shan xildhibaan oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada maamulka Waqooyi Bari ayaa ku dhawaaqay inay si rasmi ah isaga casileen xubinnimadoodii, iyagoo sheegay inay ku...

Maraykanka oo kordhiyey wada hadallada Soomaaliya iyo Ereteriya iyada oo ay...

0
Maraykanka ayaa kor u qaaday wadashaqeynta uu la leeyahay Eritrea iyo Soomaaliya iyadoo weeraro sii kordhaya oo lagu qaaday maraakiib ganacsi ay ka jiraan...

Puntland oo digniin adag u dirtay Maamulka Galmudug

0
Puntland ayaa si adag uga digtay in saanad iyo ciidan lagu dhibaataynayo deegaannadeeda ay soo maraan garoomada Diyaaradaha iyo dhulka uu ka taliyo maamulka...

Gobolka Sanaag oo ah meel ay isku dhex galaan saddex sheegasho...

0
Gobolka Sanaag ma aha kaliya “dhul muran ah” sida xaqiiqda fudud ee laba dhinac. Waa meel ay isku dhex galaan saddex sheegasho oo iska...

Safarada qarsoodiga ah ee Deni oo muujinaya caqabad qoto dheer oo...

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka baxay Garowe isagoo ku socda safar dibadda oo aan la shaacin, iyadoo ilo-wareedyo ay xaqiijiyeen inuu marka...

Dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee...

0
Dagaal beeleed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Dagaal beeleedkaan ayaa daba socda dagaallo soo noqnoqday oo dhiig...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo booqasho ku tagay Washington

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Abdirahman Dahir Aadan, ayaa booqosho ku tagy Washington, D.C., si uu uga qayb galo kulamo...

Maayarkii Berbera iyo Ku-xigeenkiisii oo Iska Casilay Xilalkii ay Hayeen

0
Maayirkii magaalada Berbera, Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay, kaddib in ka badan...