Ololaha Nadaafadda iyo Bilicda Muqdisho oo Si Rasmi ah Looga Daahfuray Waddada Wadnah
π΄πππ
ππππ, 07 π¨ππ 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mashruuca ololaha nadaafada caasimadda ee dib-usoo-celinta bilicda...
Muxuu ka dhahay Garnacho ku biritaankiisa Kooxda Premier League
Sida uu shaaciyay khabiirka suuqa kala iibsiga ee Fabrizio Romano, garabka weerarka ee Manchester United, Alejandro Garnacho, ayaa si buuxda mudnaan u siiyay inuu...
Newcastle Oo Goβaan Kasoo Saartay Iibka Alexander Isak
Kooxda Newcastle United ayaa diyaar u ah inay tixgeliyaan iibinta weeraryahankooda Alexander Isak, iyadoo ay si adag u wadaan dadaallada ay ku doonayaan Benjamin...
Maamulka Gobolka banaadir oo lacag ugu deeqay dadka ay saameynta ku yeesheen abaaraha...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa deeq lacageed oo dhan laba boqol kun oo doollar ($200,000) ku...
Koox weerar ku qaaday Warshadda Birta ee Dayniile.
Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku bilowday rasaas culus ku qaaday Warshadda Birta ee ku taalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay...
Uganda oo xaqiijisay in Xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Sh/Hoose.
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada Gaashaandhiga Uganda Ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidamada milateriga Uganda oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee...
Maraykanka oo warqad u diray madaxwaynaha Eritrea
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warqad u qoray madaxweynaha Eritrea Isayas Afawarqi, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Eritrea Yamane Gabremasaqal.
Sida uu Yamane Gabremasqal ku...
Ciidamadii ugu badnaa oo loo diyaariyay inay dib ula wareegaan Aadan Yabaal
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarisay ciidamadii ugu badnaa oo loo qorsheeyay inay ka qeyb qaataan howlgallo ballaaran oo lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro...
Ruben Amorim muxuu ka dhahay Wararka Manchester United La Xiriirinaya Benjamin Sesko
Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa si taxaddar leh uga hadlay wararka la xiriirinaya suurtagalnimada uu kooxda ugu soo biiri karo weeraryahanka RB Leipzig,...
Xavi Simons Oo Ku Wajahan Chelsea Ka Dib Markii Ay RB Leipzig Iyo Blues...
Xiddiga khadka dhexe ee weerarka RB Leipzig, Xavi Simons, ayaa la filayaa inuu ku biiro kooxda Chelsea, sida uu shaaciyay suxufiga caanka ah ee...








