Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire Moukhtar Osman Kaire, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay wafdi...
DEG DEG: Raila Odinga oo ku geeriyooday dalka Hindiya
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya, Raila Odinga ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Hindiya, oo maalmahan lagu daaweynayay, kadib xaalado caafimaad...
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay dagaal yahan ka tirsan Daacish oo ku sugnaa...
Ciidamada daraawiishta Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Togga Balcad ee gobolka Bari waxa ay ku soo qabteen nin u dhashay dalka Turkiga...
Madaxweynaha Somaliland oo safar ugu baxay Itoobiya
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saaka safar ugu baxay dalka Itoobiya, iyadoo xukuumaddu ay safarkiisa ku sheegtay mid salka ku haya kor...
Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay askar dhac ka geysanaystay Duleedka Muqdisho
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgalo ka kala dhacay Ceelasha Biyaha iyo Dayniile ku soo qabtay kooxo burcad ah oo ku eedeysan inay khal-khal geliyeen...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Digniino soo saaray
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu gacanta ku hayo gal-dacwadeedyo la xiriira cayda, aflagaadada, sumcad dilka, isku dirka bulshada, faafinta muuqaallo...
Muxuu ku adanaa safarka deg dega ah ee Wasiiru dowlaha arrimaha dibada ee Imaaraadka...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraadka Carabta, Mudane Sheekh Shakhboot...
Booliska oo ka hadlay dhalinyarada isku dhiga gaadiidka Isticmaala Wadooyinka
Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay tallaabooyin cusub oo lagu adkeynayo amniga Caasimadda, laguna xakameynayo falalka khatarta ku ah bulshada iyo...
Wasiir Fartaag iyo Danjire El Hadji Ibrahima Maxay ka wadahadleen ?
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika...
Shir Lagu Xoojinayo Iskaashiga Amniga iyo Bulshada oo Ka Qabsoomay Kismaayo”
Saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo waxaa ka qabsoomay shir muhiim ah oo lagu xoojinayey iskaashiga hay’adaha amniga iyo bulshada, iyadoo si gaar ah diiradda...









