Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay askartii Uganda uga dhimatay shilkii diyaaradeed

0
Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay askartii Uganda uga geeriyootay shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay War lagu baahiyay baraha bulshada

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya, ayaa si adag u beenisay warqad qoraal ah oo lagu baahiyay baraha bulsdhada, kaa oo lagu...

Iran oo ugu hanjabtay Israa’iil in khariidada Dunidda laga weynayo haddii ay…

0
Doeladda Iiraan, ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inay diyaariyeen tallaabooyinka ay qaadi doonaan haddii Israa’iil ay beegsato ama dhibaato ay gaarsiiso  hoggaamiyaha...

AUSSOM oo ka hadashay diyaarad ku burburtay Muqdisho.

0
War saxaafadeed ka soo baxay howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya ee loo yaqaano AUSSOM ayaa waxaa hadda si rasmi ah loo...

jen. Muungaab oo gudoomiye cusub u magacaabay degmada Kaxda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneraal Muungaab) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Degmada Kaxda Cabdiwali Xasan Nuur. Wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ayuu gudoomiyaha...

Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay Al Shabaab

0
Ciidanka nabadsugidda Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumalaysanayeen xubno...

Cabdiweli Gaas oo loo magacaabay Ergeyga Midowga Afrika ee dalka Koofurta Sudan

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa=loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Suudaanta Koofureed iyo madaxa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Xildhibaan Samakaab Xuseen

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Xildhibaan Samakaab Xuseen, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Gobolka...

Wasiirka Deegaanka dowladda Jubbaland oo Kormeeray Goobaha Qashinka Kismaay

0
afti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Jubbaland, Mudane Caydiid Suleymaan Xaashi ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay qaar ka mid...

Health star ratings Kellogg reveals the cereal

0
And when we woke up, we had these bodies. They're like, except I'm having them! Oh, I think we should just stay friends. You'll...