Puntland iyo Galmudug oo Gaalkaco ku yeeshay kulan ku saabsan xoojinta amniga

0
Guddiyada amniga Puntland iyo Galmudug ayaa kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyagoo ka wada hadlay xoojinta amniga iyo iskaashiga ka dhexeeya...

Alshabaab oo dilay 5 qof oo rayid ah oo ay ku eedeeyeen basaasmimo

0
Kooxda Al-Shabaab ayaa shan qof ku dishay magaalada Jilib ee koonfurta Soomaaliya, kadib markii ay ku eedeeyeen inay u basaasayeen hay’ado shisheeye iyo kuwa...

Jabuuti oo guuto ciidan oo cusub u diraysa Soomaaliya si ay uga qayb qaataan...

0
Dowladda Jabuuti ayaa Guutada 13-aad ee “Hiil-Walaal” oo ka tirsan ciidamadeeda qalabka sida u soo diraysa Soomaaliya, si ay uga qayb qaadato hawlgalka taageerada...

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada Qansaxdheere

0
Dagaal ayaa shalay ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay, kaas oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo mucaarad ah oo isku...

Amiir Turki Al-Faysal “Iiraan si fudud loogama guulaysan doonno”

0
Amiir Turki Al-Faysal oo ahaa ninkii ugu xil haynta dheeraa ee Sirdoonka Sacuudiga ayaa sheegay in Dagaalka ka dhanka ah Iiraan uu sanado qaadan...

5 askari oo ka tirsan ciidanka Puntland oo ku geeriyooday qarax lagula eegtay Calmiskaad

0
Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa ku geeriyooday, qaar kalena ay ku dhaawacmeen qarax maanta barqaddii ka dhacay jidka...

Weerarro Israa’iil ku qaaday caasimadda Lubnaan ee Bayruut oo dad badan lagu dilay

0
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay weerarro cirka ah oo ay Israa’iil ku qaaday caasimadda Lubnaan ee Bayruut iyo koonfurta dalkaas, sida ay...

Ciidanka Badda Turkiga oo Isniinta ka dilaabaya xeebaha Soomaaliya hawlgallo amni

0
Ciidanka Badda ee Turkiga ayaa si rasmi ah u bilaabaya hawl-gal ay ku tegi doonaan Soomaaliya Isniinta soo socota. Ugu yaraan afar markab ayaa...

Buundada Sabiid & Caanoole oo la duntay Gaari Xamuul ah

0
Buundada Sabiid & Caanoole ee Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo dib u dhis lagu sameeyay sannadkii hore isla markaana la xarrig jaray...

Madaxweyne Cirro: “Somaliland waxay u gudubtay marxaladda aqoonsiga caalamiga ah”

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay hadda u gudubtay marxalad cusub oo diiradda lagu saarayo helitaanka aqoonsi caalami ah,...