Booliiska oo ku hanjabay in uu xirayo Ragga hubaysan ee dibadbaxayaasha la socda

0
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi) ayaa sheegay in Booliisku uu soo qabanayo Rag hubaysan oo la socda...

Ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji oo kusii qulqulaysa Buurta Carafo

0
Ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji oo sanadkaan u suuragashay in ay gutaan rukniga 5aad ee Tiirarka Islaamka ayaa usii qulqulaya Buurta Carafo, waxa...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo sheegay in dhawaan la dhageysan doono kiiska Sacdiyo...

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya, Suleymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in dhawaan maxkamad la horgayn doono Sacdiyo Macalin Cali Xasan, oo ahayd darawal mooto...

Burcad-badeedda soomaaliya oo adeegsanaya drones iyo gps si ay u ugaarsadaan maraakiibta

0
Burcad-badeedda Soomaalida ayaa hadda adeegsanaya diyaarado aan duuliye lahayn iyo nidaamyada casriga ah ee GPS-ka si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa maraakiibta, sida ay sheegtay...

Ciidamada Ammaanka Puntland & Daacish oo ku dagaalamay Calmiskaad

0
Ciidamo katirsan kuwa ammaanka ee Dowlad-Goboleedka Puntland iyo kuwa Daacish ayaa ku dagaalamay Buuraha Calmiskaad, waxaana ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac...

Afar sanno ka dib Ciyaal Weero oo Muqdisho dib ugu soo laabtay!

0
Sannadihii dambe amniga magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid soo hagaayay, ka dib isbadal weyn ay sameeyeen laamaha amniga caasimadda, kuwaas oo dajiyay qorshe kor...

Ciidamada madaxtooyadda Soomaaliya oo howlgal ka fuliyay xaafadaha xeyndaabka madaxtooyada

0
Ciidamada gaarka ah ee madaxtooyadda Soomaaliya ayaa howlgal aan horay looga baran ka fuliyay xaafadaha xeyndaabka ee qasriga madaxtooyada. Howlgalkaan oo socday ilaa waaberigii saakay...

Soomaaliya oo si ku meel gaar ah u hakisay safarka Masar ee “OK-to-Board”

0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in laga bilaabo 24-ka May 2026 oo maanta ah si ku meel gaar ah loo hakiyay oggolaanshaha...

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Horjooge lagu magacaabo Cali Maxamed Coloow oo watay qori AK-47 ah iyo booshkiisa ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan...

Ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji oo gudanaya Acmaasha Xajka 1447/2026

0
Sannadaan waxaa xajinaya ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji sida ay ku warrameen mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Xajka & Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana...