Turkiga Daneeste Mise Saaxiib muddo15 sano ah ka dib muxuu Soomaaliya u qabtay oo...
Xildhibaan Abdi-Malik Abdalla oo ka mid ah Barlamaankii waqtiga ka dhamaaday ee Soomaaliya ayaa hore u yiri “ Marar badan Waxaa la sheegaa in...
Puntland: Qofkii ku hara goobaha dagaalka Calmiskaad waxaa loo aqoonsan doonaa argagixiso
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, Maxamed Baari Shire, ayaa ugu baaqay dadka reer miyiga ah ee ku nool deegaanka Calmiskaad inay muddo...
Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa khudbad uu ka jeediyay magaalada Kismayo kadib salaaddii Ciidda, si adag ugu weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo...
Madaxweynaha Somaliland Jabuuti iyo Soomaaliya waxa aan u sheegaya in ay ixtiraamaan nabada iyo...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay wajahayso cadaawad iyo faragelin uga imanaysa dalal deris ah, isaga oo si gaar...
MW Xasan Sheekh “Amniga hala ilaaliyo oo yaan dib loogu noqon wixii lasoo maray”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo si qotodheer uga hadlay amniga ayaa shacabka ugu baaqay in ay is dhinac dhigaan kahor adkaynta...
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in dalkiisu u baahan yahay marin badeed “wada hadal...
Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa sheegay in dalkiisu weli aaminsan yahay in baahida Itoobiya ee marin badeed lagu gaadhi karo wada hadal...
Maalin kasta indha cadees Iyo sharci ku tumasho yaan lagu jirine xaqiiqada aqbal{Warbixin}
1-In ciidamada ilaalada madaxweynihii hore ee soomaaliya sheikh shariif taliye Macalin Mahdi uu ku tilmaamay maleeshiyaad hubeysan, ay yihiin ciidan ka tirsan CXDS Guutada...
Jubbaland oo cafis u fidisay tiro Maxaabiis ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ku xukumnaa dambiyo fudud oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee...
Dowladda Indonesia oo soo saartay Amar la xiriira maalmaha Ciidul Adxa
Wasiirka cunada ee dalka Indonesia, Zulkifli Xasan ayaa sheegay in aan marna la aqbali karin in ganacsatada ay kordhiyaan qiimaha cunada quutul daruuriga, xilligaan...
Jubaland oo dowladda federaalka ku eedeysay faragelin lagu sameeyay duulimaad rayid ah
Jubaland ayaa si adag u cambaareysay tallaabo ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku hor istaagtay diyaarad rayid ah oo ay leedahay shirkadda...









