Duqaymo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Jubada Dhexe

0
Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in duqaymo diyaaradeed lagu beegsaday Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaan u dhow Degmada Bu’aale...

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo difaacay kordhinta weerarrada cirka ee Soomaaliya

0
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa difaacay kordhinta weerarrada cirka ee Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay taageero muhiim ah oo ka awoodda ISIS isla markaana...

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirrada XFS?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin gurmadka...

Dagaal ka dhacay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Koofur Galbeed

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, isla markaana ah caasimadda kumeel gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, waxaa ka dhacay dagaal dhaliyay khasaare...

Xukuumadda Soomaaliya oo markii ugu horreysay xaqiijisay imaanshaha Diyaaradaha Dagaalka F-16 ee Turkiga ee...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga laga leeyahay nooca F-16 la keenay magaalada...

Qoyska madaxweynaha Puntland oo lala xiriiriyay ku lug lahaanshaha Macdan si sharci darro ah...

0
Warbixin cilmi-baariseed oo cusub oo ay soo saartay global Initiative oo ah shabad ka shaqeysa xuquuqda aadanaha, dimuqraadiyadda, maamul wanaagga, iyo horumarinta, ayaa sheegtay...

Dr Maryam Qaasim oo ku guuleysatay doorashadii hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqal Insaanka Qaranka

0
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga dhacay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqal Insaanka Qaranka, taas oo indhaha si gaar ah loogu...

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah xilka ula Wareegay

0
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha CXDS, kaddib munaasabad xil wareejin...

Hay’adda NISA oo sheegtay in howgal ka dhacay Shabeellada Dhexe lagu dilay 7 xubnood...

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa sheegtay inay xalay fulisay howlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Qaahira ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. NISA...

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay Shirka Dowladaha Adduunka

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sanadkii labaad oo xidhiidh ah ka qaybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dowladaha Adduunka (World Governments Summit), kaas...