Maamulka Waqooyi Bari oo Dowladda Federaalka u gudbiyay cabasho ka dhan ah sarkaal ka...
Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay dowladda federaalka, iyadoo ka cabanaysa sarkaal...
Shirkadda Xamuulka ee MAERSK oo joojisay shaqada ay ka haysay Dekedda Berbera
Shirkadda Xamuulka ee Maersk ayaa si kumeel-gaar ah u joojisay xamuulkii ay gayn jirtay iyo kuwa ay kasoo qaadi jirtay Dekedda Berbera ee Waqooyi...
Dowladda Jarmalka oo shaacisay tirada Soomaalida aanay haysan sharciga wayn ee Dalkeeda
Dowladda Jarmalka ayaa soo bandhigtay tirakoobka ay ku samaysay Soomaalida ku nool Dalkeeda ee aanay haysan sharciga wayn ee Dalkaasi, waxa ay tilmaamtay in...
Hay’adaha ammaanka Federaalka oo wada howlgallo lagu soo qabanayo Dad dilal ka gaystay Duleedka...
Duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka socda howlgallo lagu raadinayo Rag hubaysan oo dilay Askar katirsanaa ciidanka Badbaadada Koofur Galbeed kaddibna...
Maraykan oo duqayn la beegsatay kooxda Daacishta ku sugan gobolka Bari ee Puntland
Taliska ciidanka Maraykanka ee (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Puntland ay beegsadeen dagaalamayaal ka tirsan kooxda Daacish, iyadoo weerarku ka dhacay...
Wasiirrada katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo la amray in ay xilka Banneeyaan
Xubnaha Golaha Wasiirrada ee kamidka ah Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu amray in ay mid uun doortaan labadaas Xil sida ku xusan Dastuurka cusub ee...
Mucaaradka iyo Odayaasha Dhaqanka oo Kulan Wada Tashi ah ku Yeeshay Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan siyaasadeed, kaas oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Federaalka iyo odayaasha dhaqanka ee...
Shirkada Alburuuj oo lumisay magaca iyo sumcaddii ay ku lahayd suuqa dhismaha ee Muqdisho
Shirkaddii weynayd ee Alburuuj waxay si cad u iibsatay sharafkeedii iyo sumcadeedii kadib markii dhabarka u ridatay daboolidda musuq-maasuq culus oo la xiriira burburka...
Somaliland oo Soo Dhawaysay Booqasho uu Madaxweynaha Taiwan Ku Imanayo Afrika
Somaliland ayaa si diirran u soo dhawaysay booqasho rasmiga ah oo uu Madaxweynaha Taiwan, Lai Ching-te, ku tagayo Boqortooyada Eswatini ee Koonfur Afrika, taas...
Itoobiya oo mar kale xoogga saaraysa helitaanka badda iyadoo u aragta arrin ku xiran...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa mar kale si xooggan u soo hadal qaaday baahida dalkiisa u qabo marin badeed, isaga oo markan...









