DFS oo mar kale dib u dhiseysa Buundooyinka Sabiib iyo Bariire ee gobolka Shabeellada...

0
Xubno kamid ah Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan looga hadlay dib u dhiska buundooyinka Sabiib iyo Bariire oo go’ay hal bil...

Puntland oo sheegtay in aysan aqbali doonin muddo kordhin loo sameeyo dowladda madaxweyne Xasan...

0
Puntland ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin muddo kordhin sharci darro ah oo lagu sameeyo hay’adaha dowladda federaalka, iyadoo ka digtay in tallaabo noocaas...

Howlgallo ka dhan ah Dadka Dhirta u roga Dhuxusha oo ka socda Gobolka Mudug

0
Ciidamada ammaanka ee Gobolka Mudug gaar ahaan Booliiska ayaa howlgallo ka dhan ah Dadka Dhirta u baddela Dhuxusha ka sameeyay Deegaanno hoostaga Magaalada Ceeldibir...

Sidee ayaa looga falceliyay dib u furista Marinka Hormuz?

0
Falcelin togan ayaa ka timid dib u furista Marinka Hormuz oo muddo u xayirnaa colaadda Bariga Dhexe, waxaa soo dhaweeyay go’aankaas dhinacyo isugu jira...

Ganacsatada Baydhabo oo lagu amray in la isticmaalo Lacagta Shillin Soomaaliga ah

0
Amar kasoo baxay Taliska Booliiska Magaalada Baydhabo waxaa Ganacsatada Magaaladaas la faray in ay isticmaalaan lacagta shillin Soomaaliga ah oo maalmo kahor ay diideen...

Dalalka Yurub ma badbaadin karaan sii jiritaanka NATO haddii uu Maraykanka ka baxo?

0
Waxaa bannaanka usoo baxay warar sheegaya in Maraykanka uu doonayo in uu ka baxo Isbahaysiga NATO kaddib markii uu dhowr jeer dhaleeceeyay kuna dhaliilay...

Roob ka da’ay Muqdisho oo burburiyay Warta Siigaale oo Gobolka Banaadir uu ku dhisay...

0
Warta Siigaale ee Degmada Hodan oo dib u dhis loogu sameeyay mashruuc ka yimid Bangiga Adduunka oo lasoo mariyay Maamulka Gobolka Banaadir si loo...

Taageerayaasha Hoggaamiyaha Mucaaradka Koofur Afrika ee la xukumay oo laga cabsi qabo in ay...

0
Dalka Koofur Afrika waxaa cabsi xooggan laga qabaa in ay ka dhacaan dibadbaxyo ka dhan ah xukunka xabsiga ah ee lagu riday Hoggaamiyaha Mucaaradka...

Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho oo saaka markale wajahday weerar culus

0
Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa saaka markale wajahday weerar culus, iyadoo dagaal xooggan uu ka qarxay xaafado ka tirsan degmada. Wararka hordhaca ah...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la filayo inuu u safro dalka Turkiga

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda u ambabixi doona dalka Turkiga, halkaas oo uu kaga qeyb-gali doono Madasha Dibloomaasiyadda...