Dagaal ciidanka DF iyo kuwa Lafta-gareen ku dhex-maray Magaalada Baydhaba
Dagaal Culus ayaa ka dhacay duleedka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeyay ciidamo taabacsan Madaxweynihii hor ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo...
Kenya oo Ciidan cusub usoo diraysa Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa diyaarisay Ciidamo cusub oo qayb ka noqonaya howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM kuwaas oo tababar kusoo dhammaystay xero ciidan oo ku...
Mareykanka oo Shaaciyay Weerarro Cirka ah oo isdaba Joog ah oo uu ka Fuliyay...
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ciidamada Mareykanku ay afartii weerar ee ugu dambeeyay ka fuliyeen koonfurta Soomaaliya toddobaadkii la soo...
AUSSOM oo lagula dardaarmay xoojinta howlgalada ka dhan ah Al Shabaab
Ciidamada Difaaca Shacabka Uganda ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), ayaa lagu boorriyay in ay ilaaliyaan isla markaana...
Xasan Sheekh Maxamuud oo safar aan hore loo shaacin ugu ambabaxay dalka Kenya
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan hore loo shaacin ugu ambabaxay dalka Kenya.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu halkaas kulammo kula yeesho madaxda...
Dagaal ka dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo
Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo garan ka helaya kuwa Federaalka ayaa la sheegay in ay duullaan ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen...
Roob saacado ka da’ayay Muqdisho oo hakad weyn geliyay isu socodka gaadiidka iyo dhaqdhaqaaqa...
Roob saacado badan ka da’ayay magaalada Muqdisho ayaa hakad weyn geliyay isu socodka gaadiidka iyo dhaqdhaqaaqa guud ee caasimadda, kadib markii waddooyin badan ay...
Mucaaradka Soomaaliya oo soo bandhigay hindise doorasho qof iyo cod ah oo ku saleysan...
Madasha mucaaradka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay hindise cusub oo doorasho oo lagu qabanayo nidaamka qof iyo cod ah oo dalka oo dhan ka dhacda,...
Taliska sare ee ciidanka Iiraan oo ku dhowaaqay inay markale si rasmi ah u...
Taliska sare ee ciidanka Iiraan ayaa ku dhowaaqay inay markale si rasmi ah u xireen Marinka muhiimka ah ee Hormuz, iyagoo ku eedeeyay Mareykanka...
Aadan Madoobe oo wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka waqtigu ka dhamaaday
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad,...









