Maxkamadda Gobolka oo xukun adag ku riday Sacdiyo Bajaaj

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ugu dambeyn soo gabagabeysay kiiska Sacdiyo Macalin Cali Xasan oo loo yaqaano (Sacdiyo Bajaaj) waxaana ay aya ku ridday xukun...

Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi la socda oo soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0
Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi la socda ayaa duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug halkaas oo uu ka billaabyo kulamo wadatashi...

Ciidamo ka goostay Baydhabo oo isku dhiibay ciidan daacad u ah Laftagereen

0
Duleedka magaalada Baydhabo Warar laga helayo ayaa sheegaya in askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka baxeen fariisimahoodii, isla markaana ay ku...

Liibiya oo soo rogtay xayiraado cusub oo Soomaalida saamenaya

0
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Liibiya ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu adkeynayo xeerarka gelitaanka muwaadiniinta ka soo jeeda Sudan, Eritrea, Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la...

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda loo haysto Sacdiya Bajaaj, oo wajahaysa eedeymo la xiriira kicin dadweyne, iyadoo hadda la sugayo...

Iska hor imaad ka dhacay Garowe oo kor u qaaday xiisadda Puntland iyo mucaaradka...

0
Magaalada Garoowe ayaa waxaa laga dareemayaa xiisad u dhaxaysa Puntland iyo siyaasiyiin mucaarad ah oo xiriir la leh dowladda federaalka, kaddib iska hor imaad...

Xamsa Cabdi Barre oo ku wajahan Dhuusamareeb

0
Xamsa Cabdi Barre ayaa ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug si uu ula kulmo mas’uuliyiinta Maamulkaas iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada. Xamsa...

Somaliland oo amartay in ajaanibta sharci-darrada ah ay 10 cisho gudahood kaga baxaan deegaannadeeda

0
Somaliland ayaa ku amartay dhammaan ajaanibta sida sharci-darrada ah ku jooga deegaannadeeda inay muddo 10 cisho gudahood ah kaga baxaan, iyadoo tallaabadan ku tilmaantay...

Roobab xooggan oo fatahaado ka geystay Muqdisho, gaadiidka iyo isu socodkana saameeyay

0
Roobab mahiigaan ah oo ka da’aya magaalada Muqdisho maalintii labaad ayaa sababay fatahaado ku baahay waddooyin waaweyn iyo xaafado badan, taas oo hakad gelisay...

Al -Shabaab oo canshuur ka qaadaya dadka u kala safra Balcad iyo Jowhar

0
Al-Shabaab ayaa xoojisay dhaqdhaqaaqyada canshuur-qaadista ee ka socda deegaannada iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Jowhar, xarunta dowlad-goboleedka HirShabeelle, iyadoo ka faa’iideysaneysa saameynta roobabka xilliyeed...