Booliska Mudug oo gacan ku dhigay toddobo eedeysane oo loo haysto kufsi wadareed ka...

0
Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen toddobo qof oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen fal kufsi wadareed oo xalay ka...

Ururka CSHRD oo cambaareeyay xukunka Saddexda sano ah ee lagu riday Sacdiyo Bajaaj

0
Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD) ayaa si kulul u cambaareeyay xukunka saddexda sano ee xabsiga ah ee lagu riday Sacdiyo Macalim Cali, isagoo...

Madaxweyne Cirro: Israa’iil iyo Denmark oo Keliya Ayaa Ka Jawaabay Codsigii Aqoonsiga Somaliland

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Israa'iil iyo Denmark ay ahaayeen labada dal ee keliya ee ka jawaabay waraaqihii ay Somaliland...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo amar ku bixiyay in la soo xiro sarkaal ka...

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa amar ku bixiyay in la soo xiro Ascad Maxamuud Yuusuf, oo ah Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Kormeerka...

Qoorqoor oo shaaciyey inuu ka haray tartanka doorashada Galmudug

0
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tanaasulay ka qeybgalka doorashada madaxtinimada Galmudug ee la filayo inay...

RW Ku-xigeenka DF oo laga soo celiyey Garoonka Jomo Kenyatta Nairobi

0
Laanta Socdaalka Kenya ayaa dib ugu soo celisay magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, kaddib dhacdo ka dhacday Garoonka...

Yurub oo xaddiday fiisooyinka Soomaalida

0
Midowga Yurub (EU) ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo ku-meel-gaar ah oo lagu adkeynayo helitaanka fiisooyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed, kaddib markii warbixin rasmi ah lagu...

Ciidanka Booliiska Muqdisho oo xiray wariye lagu eedeeyay aflagaadeynta garsoorka

0
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Caasimadda, ayaa sheegay inay fuliyeen amar maxkamadeed oo lagu soo qabtay Wariye Cabdullaahi Abuukar Cali, oo loo yaqaano...

Xamse Cabdi Barre oo kulamo gaar gaar ah ka wada magaalada Dhuusamareeb

0
Xamse Cabdi Barre oo saacadihii la soo dhaafay ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulamo la yeeshay Madaxda Galmudug iyo kuwa heer Federaalka. Kulamadan ayaa waxaa...

Dhulgariir laga dareemay qeybo kamid ah Soomaaliya

0
Wararka naga soo gaaraya Gacanka Cadmeed, gaar ahaan aagga u dhexeeya Soomaaliya iyo Yaman, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka oo Khamiis ah...