Qiimaha Shidaalka Adduunka oo u kacay colaadda dib uga qaraxday bariga Dhexe

0
Waxaa kor u kacay qiimaha Shidaalka Adduunka oo maalmo kahor hoos u dhac ballaaran ku socday kaddib markii duqaymo adag ay is dhaafsadeen Maraykanka...

Waa maxay ujeedka safarka Xasan Shiikh ee dalka Itoobiya?

0
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynihii hore ee soomaaliya...

Deegaannada Maamulka Waqooyi Bari oo hubka sharci darrada ah laga mamnuucay

0
Wasaaradda Amniga ee Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah si rasmi ah u shaacisay go’aan lagu mamnuucayo in hub lala dhex...

Deni oo Garoowe ka billaabay kulamo looga hadlayo culayska siyaasadeed uu ka dareemay ciidanka...

0
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ka billaabay kulamo la xiriira culayska uu ka dareemayo ciidanka Federaalka...

Booliska London oo xiray nin asal ahaan Soomaali ah kaddib markii gaari uu ku...

0
Nin 34 jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, haystana dhalashada Britain, ayaa la xiray kaddib markii gaari uu waday uu ku...

Burkina Faso oo xiriirka u jartay dalka Faransiiska

0
Dowladda Burkina Faso ayaa ku dhowaaqday inay gebi ahaanba xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dalka Faransiiska, xilli sanadihii la soo dhaafay uu taagnaa khilaafka labada...

Fiqi oo u jawaabay Sanbaloolshe: Inuu noolyahay ayaa naxariis ah

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi ayaa si kulul ugu jawaabay Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo...

Qarax sababay dhaawaca labo qof oo ka dhacay Magaalada Jowhar

0
Qarax miino oo sababay dhaawaca labo qof ayaa barqonimadii maanta ka dhacay Kontoroolka Koofureed ee Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle. Labada qof ee dhaawaca...

Qaramada Midoobay oo xil sare u magacowday mas’uul Soomaaliyeed

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa ku dhawaaqay magacaabista muwaadinka Soomaaliyeed ee Mohamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Bani'aadannimada...

Mareykanka: Eedeysane ku lug lahaa musuqii $250 milyan ee Minnesota oo lagu qabtay Muqdisho

0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho lagu xiray Cabdikariim iidle, oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha musuqii ballaarnaa ee la xiriiray...