Warbixin: Dhimista gargaarka caalamiga ah waxay halis ku tahay caafimaadka iyo amniga Soomaaliya

0
Warbixin cusub oo ay soo saartay Machadka Stockholm International Peace Research Institute (SIPRI) ayaa ka digtay in dhimista gargaarka caalamiga ah ay sii wiiqeyso...

Guud ahaan dalka oo maanta looga dabaal dagayo Munaasabadda 1da Luuliyo

0
Guud ahaan dalka ayaa maanta laga xusayaa 1-da Luuliyo, oo ah maalintii ay xornimada qaateen gobolladii Koonfureed, isla markaana ay midoobeen gobolladii Waqooyi iyo...

Al -Shabaab oo weerar ku qaaday ciidanka xoogga dalka ee Janaale

0
Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay...

Booliiska Soomaaliya oo gubay Dawooyin maandooriye ahaan loo adeegsado

0
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay dawooyin horay loogu qabtay Dekedda Muqdisho isla markaana la horgeeyay Maxkamad kuwaas oo loo adeegsado maandooriye ahaan. Afhayeenka...

Soomaaliya oo maamuusaysa 66 sano guurada kasoo wareegtay markii la dhisay Jamhuuriyada Soomaaliya kana...

0
Soomaaliya ayaa 66 sano kahor waxa ay ka xorrowday gumaystihii Ingiriiska ee Gobollada Waqooyi gumaysanayay iyo Talyaaniga oo Isticmaarsanayay Koofurta oo ay ku midoobeen...

Sacuudiga oo toogtay Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay geliyeen Maandooriye

0
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ku fulisay saddex Muwaadin oo u dhashay Soomaaliya kuwaas oo lagu eedeeyay in ay maandooriye si qarsoodi...

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Garowe ka socda ayaa sare u qaaday walaaca shacabka

0
Xiisad amni oo sii xoogeysanaysa ayaa laga dareemayaa magaalada Garowe, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in maamulka Puntland uu diyaarinayo howlgal ka...

Kenya oo ka hadashay Masaafurinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Kuna Eedeysay falal amni Darro

0
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay masaafurinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid, iyadoo ku eedeysay inuu watay dukumentiyo Kenyan ah oo...

Madfac nooca RPG ah oo ku dhacay guri ay deganaayeen dad rayid ah ...

0
Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ilaa saqdii dhexe ka socday qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo, gaar ahaan xaafadaha...

Xamsa Cabdi Barre oo xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile

0
Xamsa Cabdi Barre ayaa saakay xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile oo dhismo ballaaran lagu sameeyay, waxaa wehliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,...