Midowga Afrika oo sheegay in uusan sii socon Karin howlgalka AUSSOM haddii uusan garab...

0
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in aanay sii socon Karin howlgalkooda Soomaaliya ee soo billowday sannadkii 2007dii haddii uusan taageero Caalami ah kaddib markii...

Booliska Gobolka Banaadir oo xabsiga dhigay nin lagu eedeeyey

0
Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku kacay fal dhagar ah oo uu...

Soomaaliya & Turkiga oo iska kaashanaya Xoojinta Iskaashiga Badda

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa iska kaashanaya xoojinta iskaashiga dhinaca Badda kaddib markii ay kulmeen Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur...

Duqa Magaalada St. Louis Park ee Maraykanka, Naadiya Maxamed oo Muqdisho soo gaartay

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaartay Duqa Magaalada St. Louis Park Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Naadiya Maxamed ayaa maanta soo gaartay Magaalada Muqdisho...

Gaadiid iyo Hub culus oo soo bandhigay Maamulka Jubbaland

0
Maamul Goboleedka Jubbaland oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sameeyay bandhig miitari oo aad u xooggan taasi oo ku tusaaleynaayo...

Shixnad milatari oo Israa’iil leedahay oo la keenay Muqdisho

0
Warbixin ay daabacday warbaahinta Al Mayadeen ee u janjeerta  Hezbollah, Iran iyo xulafadooda  ayaa sheegtay in shixnad milatari oo Israa'iil leedahay ay soo gashay...

Maraykanka oo sheegay inuu joojinayo taageerada saadka ee howlgalka AUSSOM

0
Maraykanka ayaa sheegay in uusan taageeri doonin sii socoshada maalgelinta iyo taageerada saadka ee Qaramada Midoobay ay siiso Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM)...

Maamulkii Laftagareen oo la wareegay bogga Facebook-ga Madaxtooyada kgs

0
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), oo weli ku adkeysanaya inuu yahay Madaxweynaha sharciga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa qaaday tallaabo cusub oo sii...

ICG: Dowladda iyo Al Shabaab midkoodna dagaalka guul kama gaarin

0
Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group ayaa sheegtay in dagaalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu galay marxalad ismariwaa...

Deni oo sheegay in Puntland aysan aqbali doonin faragelin amni oo kaga timaada dowladda...

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ku tumatay dastuurkii lagu heshiiyay, isla markaana ay dhaawacday nidaamka federaalka iyo...