Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage lagu celiyay barkontarool oo ku Taalla Muqdisho
Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage lagu celiyay barkontarool oo ku taala magaalada muqdisho isagoo watay hub culus iyo gaadiid ciidan, arrintaas oo si degdeg ah...
Golaha Mustaqbalka oo Shuruudo ku xiray ka qeyb galka wadahadalka Dowladda
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay mowqifkooda ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyagoo ku xiray ka qeybgalka wadahadal kasta shuruudo...
Roob xooggan oo ka da’ay Muqdisho & Waddooyin isu socodkoodu joogsaday
Magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay roob xooggan oo saamayn taban ku yeeshay isu socodka waddooyinka muhiimka ah ee Caasimadda iyo Xaafadaha, waxaa joogsaday isu...
Xildhibaan Fardowsa Cigaal oo iska casishay xubinnimada JSP
Wasiirkii hore ee Duullista hawada Soomaaliya, Xildhibaan Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa sheegtay in ay iska casishay xubinnimada Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka JSP sida ay...
Duqayn xooggan oo maanta lagu garaacay xubno Daacish ah oo ku sugnaa ceelka Miiraale
Duqayn xooggan oo loo malaynayo inay fuliyeen ciidamada Maraykanka ayaa maanta lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Daacish.
Wararka laga helayo...
Uganda oo Soomaaliya keentay ciidamo baddelaya kuwii horay dalka ka joogay
Dowladda Uganda ayaa baddeshay Ciidankii Soomaaliya ka joogay iyada oo soo dirtay ciidamada loo yaqaan kuwa Dagaalka ee Kooxda 47 kuwaas oo si ka...
Gaalkacyo: Dr: Faarax Maxamed Cabdi oo dib u helay xorriyadiisa
Dr: Faarax Maxamed Cabdi oo muddo 12 berri ah afduub loogu haystay degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa maanta dib u helay xorriyadiisa.
Qaar kamid...
Laftagareen oo sheegtay in wali yahay Madaxweynaha sharciga ee Koonfur Galbeed
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada uu haatan wado ee la xiriira maamulkaasi, maadaama horay looga...
Xaaladda Xorriyadda Hadalka Soomaaliya 2026: Weeraro, caburin iyo xarig
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...
Burcad badeedda Soomaaliya oo xeebaha dalka Yemen ka afduubtay markab shidaal
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Yemen ayaa sheegay in markab shidaal sida oo ku sugnaa xeebaha gobolka Shabwa ay la wareegeen rag hubeysan oo aan la...









