Waxgaradka Nugaal oo is-afgarad ka gaaray dadaallo lagu dejinayo xiisadda Garowe

0
Kulan ay maalmihii la soo dhaafay magaalada Garowe ku lahaayeen qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad, iyadoo la...

Soomaaliya oo martigelisay shir lagu dardargelinayo hirgelinta heshiiska isu socodka ee IGAD

0
Soomaaliya ayaa martigelisay shir heer sare ah oo looga hadlayo hirgelinta heshiiska isu socodka xorta ah ee dalalka xubnaha ka ah Urur-Goboleedka IGAD, xilli...

Dagaal culus oo maanta ka dhacay Degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose

0
Degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay maanta weerar culus oo ay fuliyeen dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo weerarka ku bilaabay...

Safiirkii Midowga Yurub oo fariin macsalaamayn ah u reebtay shacabka Soomaaliyeed

0
Safiirkii Midowga Yurub u fadhiyay Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sagootisay dalka, iyadoo uga mahadcelisay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan dadkii taageeray howshii ay ka...

43 Soomaali ah oo lagu eedeeyay burcad-badeednimo oo ka hor qirtay dambiyada lagu soo...

0
Afartan iyo saddex muwaadiniin Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay falal la xiriira burcad-badeednimo ayaa qirtay dambiyada lagu soo oogay intii ay ka hor...

Wadahadalo u furmaya DF iyo mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo dhex dhexaadinaysa.

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Talaado ah ka furmay wada-hadallo xasaasi ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ku midoobay Golaha Mustaqbalka,...

Hassan Sheikh 𝐨𝐨 𝐚𝐦𝐧𝐢 𝐝𝐚𝐫𝐫𝐨 𝐮𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐫𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨

0
Hassan Sheikh Mohamud ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, ka dib markii uu saacado kooban ku sugnaa magaalada Baidoa, halkaas oo uu kaga qayb...

NISA oo Muqdisho u soo wareejisay laba nin oo lagu qabtay howlgal amni oo...

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay Muqdisho u soo wareejisay laba nin oo lagu soo qabtay howlgal amni oo ka dhacay...

Imaaraadka oo si qarsoodi ah Berbera uga dhisaya saldhig ciidan oo ay wada isticmaali...

0
Wargeyska Faransiiska ah ee Le Monde ayaa warbixin uu maanta daabacay ku sheegay in magaalada Berbera ee Somaliland laga wado dhismaha saldhig milatari oo...

Dhulboob Mar kale ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

0
Dad shacab ah oo ku sugnaa xaafadda agagaarka Iskuulka 15 May ee Degmada Warta Nabadda, horeyna loo yiqiin Wardhiigley, ayaa la sheegay in ay...