Qiimaha Saliidda Adduunka oo kor u kacday 4%

0
Saliidda nooca loo yaqaan Brent Crude ayaa kor u kacday 4% iyada oo halkii fuusto ay gaartay $79.11 sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka...

DFS oo sheegtay in duqayn ka dhacday Shabeelaha Dhexe lagu dilay 26 xubnood oo...

0
War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal duqayn ah oo ay iska kaashadeen midka kamid ah dalalka ka caawiya weerarrada...

Maraykanka oo duqeeyey dekedo ku yaalla Iiraan, kadib markii Iiraan xidhay Marinka Hormuz

0
Xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Iiraan ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib markii Taliska Dhexe ee Ciidamada Maraykanka (CENTCOM) uu ku dhawaaqay inuu...

Ciidamada ammaanka oo sheegay inay fashiliyeen weerar lagu eedeeyay Al-Shabaab

0
Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa fashiliyay weerar ay laba xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab doonayeen inay ka fuliyaan xaafadda Xaawo-taako ee magaalada Baladweyne. Saraakiil...

Ciidamada Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo howlgal ka fuliyay Jubbada Hoose

0
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka, oo kaashanaya ciidamada amniga Jubbaland, ay howlgal ka fuliyeen deegaanka Baqdaad oo...

Dowladda Mareykanka oo baadigoobeysa muwadin asalkiisa yahay Soomaali

0
Hay’adda dambi-baarista dalka Mareykanka ee FBI ayaa ku dhawaaqday in ay bixin doonto abaalmarin lacageed oo gaareysa illaa $150,000, taas oo la guddoonsiin doono...

Wada hadallada dowladda iyo mucaaradka oo mar kale maanta ka sii soconaya Muqdisho

0
Maanta waxaa mar kale la filayaa in ay magaalada Muqdisho dib uga billaawdaan wada hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Mucaaradka, kuwaasi oo diiradda...

Qiimaha Shidaalka kordhay 3% kaddib markii uu dib u billowday Dagaalka Maraykanka & Iiraan

0
Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay 3% kaddib markii Maraykanka & Iiraan ay is dhaafsadeen Duqaymo culus oo sababay in uu joogsado isu socodka...

Faroole: “Dowlad Sharci ah Kama Jirto Muqdisho”

0
Madaxweynihii hore ee Puntland, haatana ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, ayaa dhaliilo culus u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Booliiska Qardho oo sheegay in ay xirayaan Dadka ka ganacsada & kuwa isticmaalla Maandooriya

0
War kasoo baxay Taliska Booliiska Magaalada Qardho ayaa lagu sheegay in gacan adag ay ku qabanayaan Dadka ka ganacsada iyo kuwa isticmaalla Walxaha Maankadooriya...