Khilaaf ka taagan wadaxaajoodyada sii deynta shaqaale markab oo Masriyiin ah oo lagu haysto...

0
Waxaa isa soo taraya khilaafka ku saabsan sida loo maareynayo kiiska shaqaale markab oo ay ku jiraan siddeed muwaadiniin Masri ah, kuwaas oo in...

Taliyihii booliiska degmada Jarriiban ee gobolka Mudug oo la dilay

0
Taliyihii saldhigga Booliiska degmada Jariiban ee gobolka Mudug ee Puntland, Guleed Kadleeye, ayaa ku geeriyooday weerar xalay ka dhacay halkaas, kaddib markii nin hubeysan...

Xuseen Macallin: Soomaaliya waa inay ka maarantaa ku tiirsanaanta ciidamada shisheeye ee amniga

0
La-taliyihii hore ee Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Macallin, ayaa sheegay in mustaqbalka amniga dalka uu ku xirnaan karo awoodda dowladda Soomaaliyeed ay u leedahay...

Maersk oo kordhinaysa khidmadaha xamuulka ee u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya

0
Shirkadda caalamiga ah ee maraakiibta iyo gaadiidka xamuulka ee Maersk ayaa ku dhawaaqday in ay khidmad cusub oo dheeraad ah ku soo rogi doonto...

Soomaaliya iyo Urdun oo xoojinaya iskaashiga milatari

0
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Cammaan, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Ugu yaraan 50 muhaajiriin ah oo lagu la’yahay doon ku degtay xeebaha Liibiya

0
Ugu yaraan 50 muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ama lagu la'yahay badda Mediterranean-ka...

Xasan Sheekh oo gaarey dalka Qadar

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaarey magaalada Dooxa ee Dalka Qadar. Safarka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ujeeddadiisu yahay inuu...

Hoggaamiye ka tirsan ODM oo ku baaqay in dib loo furo xadka Kenya iyo...

0
Hoggaamiye ka tirsan xisbiga mucaaradka ee ODM ee dalka Kenya ayaa ku baaqay in dib loo furo xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, isagoo...

Hay’adaha gargaarka oo ka digay khataraha El Niño ee Soomaaliya

0
Hay'adaha gargaarka bini'aadantinimada ayaa ka digaya in isbeddelka cimilada ee El Niño uu toddobaadyada iyo bilaha soo socda sare u qaadi karo halista fatahaado,...

Maxaa ka dhalan kara haddii Mareykanku joojiyo taageerada AUSSOM?

0
Go'aanka Mareykanka ee uu kaga soo horjeestay sii wadidda taageerada saadka ee Qaramada Midoobay siiso Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM,)...