Dowlada Ingiriiska oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Soomaaliya oo dhan oo...

0
Dowladda Ingiriiska ayaa mar kale cusboonaysiisay digniinta safarka ee ay ka bixiso Soomaaliya, iyada oo muwaadiniinteeda uga digtay khataraha amni ee ka jira guud...

Maxaa ka soo baxay shirkii u dhaxeeyay dowladda, mucaaradka iyo Beesha Caalamka?

0
Shir saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday Dowladda Soomaaliya, Mucaaradka iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa la soo gaba gabeeyay. Kulanka waxaa...

Gudiga Doorashada ee lagu miransanay oo baal-maray waajibka sharciga ah ee ah in xisbiyada...

0
1-Jabinta Xeerka Lr. 28 (Liiska Codbixiyeyaasha): Guddigu wuxuu baal-maray waajibka sharciga ah ee ah in xisbiyada la siiyo liiska kama dambaysta ah ee heer maamul...

Burcad-badeeda Soomaali ah oo kordhiyay lacagta madax furashada ah ay ku rabaan badmaaxiin Masaari

0
Kiiska afduubka markabka ganacsiga ee “MT Eureka” ee lagu haysto xeebaha Soomaaliya ayaa galay marxalad cusub, kaddib markii qoysaska qaar ka mid ah shaqaalihii...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya

0
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya oo galabta loogu soo dhaweeyay. Saciid Deni...

Goobaha Ganacsi ee ku yaal Suuqa bakaaraha oo xiran Kadib Lacago baad oo lagu...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 9 shuruud hordhigtay Ganacsatada Suuqa wayn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, shuruudahaas waxaa ka dhashay in la xiro goobaha Ganacsiga...

Puntland oo si adag u dhaliishay qorshaha dowladda federaalka ee hirgelinta doorasho qof iyo...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa si adag u dhaliilay qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee hirgelinta doorasho qof iyo cod ah,...

Golaha Deegaanka Hargeysa oo Doortay Maayir iyo Ku-xigeen Cusub

0
Golaha Deegaanka caasimadda Hargeysa ayaa maanta doortay maayirka cusub ee magaalada, kadib kalfadhi aan caadi ahayn oo ka qabsoomay xarunta Dawladda Hoose ee Hargeysa. Mudaneyaasha...

Dowladda Masar oo soo faragalisay badmaaxiin looga heeysto Xeebaha Soomaaliya

0
Waxaa isa soo taraya walaaca laga qabo xaaladda shaqaalaha saarnaa markabka shidaalka ee “MT Eureka”, kaddib markii laga soo afduubtay meel u dhow xeebaha...

Madasha Samatabixinta oo ku dhawaaqay mudahaarad kale oo ka dhan ah dowladda

0
Madasha samata-bixinta ayaa ku dhawaaqday bannaanbax kale oo Muqdisho ka dhicidoona 16-ka may kaddib ay dowladda federaalka ku eedeeyeen in ay hor istaagtay bannaanbaxii...