Mas’uuliyiin DFS & Koofur Galbeed oo ka qaybgalay aaska saraakiil lagu dilay Duleedka Baydahbo+Sawirro

0
Magaalada Baydhabo waxaa maanta aas loogu sameeyay Taliyeyaashii Guutooyinka 8aad iyo 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka kuwaas oo shalay ku dhintay dagaal ka dhacay...

Midowga Yurub oo sheegay inuu sugayo heshiis siyaasadeed oo laga gaaro doorashooyinka Soomaaliya

0
Midowga Yurub ayaa sheegay inuu sugayo war-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saaraan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kaas oo lagu caddeynayo nooca doorasho...

Pakistan: Ehellada Shaqaalaha Markab lagu afduubtay Soomaaliya oo Bannaanbax dhigay

0
Qoysaska qaar ka mid ah shaqaalaha markabka shidaalka ee lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya ayaa ka dhigay dibadbax magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday...

Golaha Mustaqbalka oo dib u dhigay bannaanbaxii Muqdisho xilli wada-hadallo siyaasadeed socdaan

0
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen bannaanbax lagu waday inuu ka dhaco magaalada Muqdisho 16-ka May, iyagoo sheegay inay doonayaan...

Ruushka oo Gargaar Cunto usoo Diraya Soomaaliya iyadoo ay sii xumaaneyso xaaladda bani’aadantinimo

0
Dowladda Ruushka ayaa qorsheyneysa inay gargaar cunto soo gaarsiiso Soomaaliya si loo taageero bulshada nugul ee ay saameeyeen abaaraha, colaadaha iyo barakaca, sida ay...

Dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo

0
Dagaal ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo uu sababay dhimashada saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Dagaalkan oo...

Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay dagaalkii Raaskambooni iyo wada hadallada Dowladda iyo Mucaaradka

0
Madaxweynaha Dalka Kenya, William Ruto ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay dagaalladii ka dhacay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, isagoo...

Guddoomiyaha gobolka Gedo oo sheegay in aan Gedo lagu qaban karin doorasho aan laga...

0
Guddoomiyaha gobolka Gedo, Cabdullahi Shimbir, ayaa sheegay in doorasho kasta oo laga qabanayo gobolka ay tahay in lagu saleeyo wadatashi iyo sharciyad, isaga oo...

Kulanka Dowladda iyo Mucaaradka oo maanta dib u billaabanaya iyo qoddobada diiradda lagu saarayo

0
Mar kale manta waxaa Muqdisho ka sii socon doona kulanka Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka, kaasi oo ay garwadeen ka yihiin Diblumaasiyiinta Mareykanka iyo Ingiriiska. Kulanka...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Walaac Ka Muujiyay Xarigga Sacdiya Macallin Cali

0
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa walaac xooggan ka muujiyay sii socoshada xarigga Sacdiya Macallin Cali, oo muddo ka badan bil ku...