Puntland oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay Koox xiriir la leh Burcad Badeeda

0
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen kooxo looga shakisan yahay burcad-badeednimo, kadib howlgallo amni oo laga sameeyay gobolka Bari. Saraakiisha...

DG Puntland oo sheegtay in ay qabatay kooxo Burcad Badeed ah

0
Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah Kooxaha Burcad badeedda oo muddooyinkii dambe weerarro ka fuliyay...

Madaxdii Dalka Soomaaliya oo waqtiga ka dhammaaday iyadoo Muqdisho oo laga diiday isticmaalka Lacagta...

0
Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa joojiyay isticmaalka lacagta shilinka Soomaaliga, kunka shillin (1,000) oo ah lacagta keliya kasoo hartay lacagihii uu dalka lahaa ayaa laga...

IGAD oo Dowladda & Mucaaradka ugu baaqday in ay sii wadaan wadahadallada

0
War kasoo baxay Urur Goboledka IGAD ayaa looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya, waxaana baaq loogu diray Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Mucaaradka si...

Hay’adaha gargaarka oo sheegay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macluul

0
Soomaaliya ayaa mar kale wajahaysa halis macluul oo sii xoogeysanaysa, kadib warbixin cusub oo muujisay in malaayiin qof ay ku jiraan xaalad gaajo ba’an,...

Hal askari oo ku dhintay isku dhac dhexmaray askar ka tirsan ciidamada Somaliland

0
Hal askari ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib isku dhac dhexmaray laba askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland, kaas oo maanta...

Qaramada Midoobay oo ka xumaatay wadahadalladii Dowladda iyo mucaaradka ee Natiijo La’aanta kusoo Dhammaaday

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka xun tahay in wadahadalladii siyaasadeed ee u dhexeeyay dhinacyada Soomaalida ay kusoo dhammaadeen natiijo la’aan, inkastoo dib loo...

Israa’iil oo sheegtay in ay Somaliland la yeelanayso iskaashi amni, dhaqaale iyo tiknoolajiyadeed

0
Danjiraha ay Israa'iil dhawaan u magacawday Somaliland, Michael Lotem, ayaa sheegay in xidhiidhka u dhexeeya Israa’iil iyo Somaliland uu si degdeg ah ugu sii...

16-ka May, 2026: Soomaaliya oo Noqotay Waddan Aan Lahayn Baarlamaan Sharciyan Sax Ah iyo...

0
Waxay tahay arrin aan la rumaysan karin oo qalbi jab leh in, maanta oo 16-ka May, 2026, Soomaaliya ay ku toostoy iyadoo aan lahayn...

Farmaajo: Soomaaliya waxay wajahaysaa firaaq dastuuri ah iyo hubanti la’aan siyaasadeed

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dalka uu galay marxalad siyaasadeed iyo mid dastuuri ah oo halis ah, kaddib dhammaadka...