Maxaa kasoo baxay shirka Baydhabo ku dhexmaray Saraakiisha Ammaanka Federaalka & DG Koofur Galbeed?
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacay shir looga hadlay ammaanka Gobolkaas oo dhowaan lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada Hoggaanka...
Mucaaradka Soomaaliya oo ku dhawaaqay bannaanbaxyo toddobaadle ah
Golaha Samatabixinta Mucaaradka ayaa ku dhawaaqay inay bilaabi doonaan bannaanbaxyo toddobaadle ah oo ka dhacaya Muqdisho laga bilaabo 4-ta Juun, kuwaas oo la qaban...
Xildhibaan Ingiriis ah oo madax looga dhigay machad ka shaqaynaya aqoonsi raadinta Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa xalay magaalada Hargeysa ka daahfuray machad cusub oo loogu magac daray “Machadka Madaxbannaanida iyo Aqoonsiga Somaliland”, kaas...
Benjamin Netanyahu oo Maxkamad kasoo muuqday
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa maanta kasoo muuqday Maxkamad ku taalla Magaalada Tel Aviv, waxaana loo haystaa in uu ku dhaqaaqay Musuq, Laaluush...
QM oo madaxdii hore ee Dowladda Soomaaliya & Mucaaradka ugu baaqday in ay...
War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Xoghaye Antonio Guterres uu si dhow uga warqabo ula socdo xaaladda Soomaaliya, waxa uu Dowladda...
Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka DG Puntland oo Mindi lagu dilay
Yuusuf Bootaan oo horay usoo noqday Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaana dilay Wiilkiisa oo...
Taliyayaasha Milatariga iyo Sirdoonka Itoobiya oo gaaray magaalada Jigjiga
Waxaa magaalada Jigjiga goordhow gaaray wafdi sare oo ka socda dowladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Taliyaha guud ee Ciidanka Difaaca Itoobiya Field Marshal Birhanu...
Madaxweynaha Israa’iil oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Somaliland ee Israa’iil
Madaxweynaha Israa'iil, Isaac Herzog, ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Somaliland u fadhiyi doona Israa’iil, Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud...
Somaliland oo si weyn looga xusay sanad-guuradii 35-aad ee 18-ka May
Guud ahaan deegaannada Somaliland ayaa maanta si weyn looga xusay sanad-guuradii 35-aad ee kasoo wareegtay maalinta gooni-isu-taaga Somaliland ee 18-ka May 1991, iyadoo muddo...
Isu socodka Gaadiidka Dadweynaha Kenya oo u joogsaday qiima-kororka shidaalka
Kumanaan qof ayaa saakay u lugeeyay goobaha Shaqo, Ganacsi, Waxbarasho iyo meelaha kale ee danaha gaarka ah ay ka leeyihiin ee Dalka Kenya kaddib...









