Dukumentiyada Jeffrey Epstein oo lagu falanqeeyay aqoonsiga iyo maalgashiga Somaliland
Dukumentiyada ay sii daysay Waaxda Caddaaladda Maraykanka ayaa muujinaya in shabakaddii ganacsi iyo xidhiidh ee maalqabeenkii geeriyooday ee Jeffrey Epstein ay si gaar ah...
Diyaarada F16 ee dhowaan Turkigu keenay oo saakay iyagoo jawi hoose ku duulaya lagu...
Warbixino soo baxayay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Turkigu uu Soomaaliya ku wareejisay diyaarado dagaal oo nooca F-16 ah, tallaabadaas oo si...
Puntland oo xukun qisaas ah ku fulisay haweeney magaalada Gaalkacyo ku dishay gabadh 14...
Puntland ayaa saaka fulisay xukun qisaas ah oo lagu riday haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud, taas oo lagu helay dilka gabadh 14 jir ahayd...
Cabdiraxman Cirri oo u safray Imaaraadka laba todobaad ka dib markii dalka laga Cayriyay
Cabdiraxman Cirro, Madaxweynaha Maamulka Somaliland, ayaa maanta u safray dalka Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono hogaamiyaan ka socda Imaraadka Carabta...
DEG-DEG: Xildhibaano dhaawac halis gaaray iyo dagaal ka dhex socda gudaha hollka
Xarunta uu si kumeel-gaar ah ugu shiro Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa maanta la geeyay ciidamo dheeraad ah kana tirsan Booliiska si loo xakameeyo Xildhibaannada...
Midowga Yurub oo niyad jab ka muujiyay dib u dhaca ku yimid shirka wadatashiga...
Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa muujiyay niyad-jab ku saabsan dib-u-dhacyada ku yimid diyaar-garowga wadahadal siyaasadeed oo muddo dheer la...
Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay Xildhibaanno
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo 2026 rabshad...
Jubbaland oo ka hadashay go’aan lagu celiyay diyaarad ay la socdeen ciidamada ilaalada madaxweyne...
Jubbaland ayaa sheegtay in ay si adag uga xun tahay go’aanka lagu hakiyay safarka wafdi horudhac u ah Madaxweynaha Jubaland iyo ilaaladiisa gaarka ah,...
Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland oo dib loo dhigay
Komishanka Doorashooyinka Somaliland (KDQ) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in aanay suuragal ahayn in doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka lagu qabto waqtigii loo...
Puntland oo ku eedeysay madaxweynaha dowladda Federaalka inuu qaaday tallaabo lagu fashilinayo shirka Muqdisho
Puntland ayaa ku eedeysay madaxda Dowladda Federaalka in ay khatar galiyeen nolosha Saraakiil iyo Ciidan ka tirsan kuwa illaalada Madaxweynaha Puntland, kuwaas oo safar...









