Darawallada Bajaajta oo ka mudaharaaday qiimaha shidaalka ee Muqdisho

0
Darawallada bajaajta ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay mudaharaad ay kaga cabanayaan kororka weyn ee ku yimid qiimaha shidaalka, kaas oo saameyn ku...

Dagaal beeleed ka dhacay Shabeelaha Dhexe oo lagu dilay walaalka Xildhibaan Xaadoole

0
Deegaanka Bashaqle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo walaalo ah, kadib markii ay isku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Jabuuti

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u ambabaxay booqasho rasmi ah oo uu ku tagayo dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono...

Bulshada Soomaalida ee ku nool Maraykanka oo la kulmaya hanjabaado iyo cunsuriyad joogta ah

0
Warbixin ay daabacday The Guardian ayaa iftiimisay cabsi iyo cadaadis sii kordhaya oo ay wajahayaan qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku nool...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo beri u ambabaxaya safar dibeda ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa lagu wadaa inuu berri safar rasmi ah ku tago dalka Djibouti, kaas oo la qorsheynayo inuu socdo muddo laba...

Maraykanka oo la sheegay in uu ciidankiisa kala baxay Dalalka Khaliijka

0
Warar soo baxaya ayaa ku warramaya in Maraykanka uu billaabay qorshe uu ciidankiisa kala baxayo Dalalka Khaliijka Carabta kaddib markii khasaaraha kasoo gaaray duqaynta...

Taliyaha howlgallada Maraykanka ee Africa iyo madaxweynaha Jubbaland oo ka wada hadlay hawlgallada ka...

0
Taliyaha Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika, General Claude Tudor Jr, ayaa booqday magaalada Kismaayo, isaga oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe,...

Somaliland oo furatay dacwad caalami ah oo ka dhan ah dowlada Soomaaliya

0
Somaliland ayaa sheegtay in ay furatay dacwad caalami ah oo ay u gudbisay hay’adda hawada ee Qaramada Midoobay, taas oo ay doonayso in ay...

Jubbaland oo Mamnuucday in Codbaahiyaasha Masaajidda Kor Loo Qaado 10-ka Dambe ee Ramadaan

0
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku saabsan isticmaalka codbaahiyaasha masaajidda inta lagu jiro tobanka...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Ka Digay Dib-u-Dhac ku yimaada Doorashooyinka Dalka

0
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in ay si weyn uga walaacsan yihiin suurtagalnimada dib-u-dhac ku yimaada doorashooyinka dalka, kuwaas...