Donald Trump oo xoogga saaraya in aan lagula tartamin Koofurta Ameerika

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay in uu dejiyay qorshe xooggan oo ka dhan ah sidii uu isaga fogayn lahaa Dalalka Shiinaha iyo...

Somaliland oo Taageertay Tallaabada uu Maraykanku Kusoo Qabtay Madaxweynihi Venezuela

0
Somaliland ayaa taageertay tallaabadii uay ciidamada Maraykanku Kusoo qabteen Madaxweynihi hore ee dalka Venezuela, Nicolas Maduro, iyo xaaskiisii oo ay ku tilmaantay tallaabo dib...

Sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland iyo labo askari oo lagu dilay qarax ka dhacay...

0
Ugu yaraan labo askari iyo sarkaal ciidan ayaa ku geeriyooday, in ka badan shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib qarax xooggan oo saakay...

Galgaduud: Ugu yaraan 12 qof oo shacab ah oo ku geeriyooday qarax miino

0
Ugu yaraan 12 qof oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, halka tiro kale oo ka badan 8 qofna ay ku dhaawacmeen...

Shacabka ku dhaqan tuulooyinka Jameeco iyo Nabaaxiga ee Degmada Xawaadley oo wajahaya xaalad aad...

0
Shacabka ku dhaqan tuulooyinka Jameeco iyo Nabaaxiga ee Degmada Xawaadley ayaa wajahaya xaalad aad u adag oo dhanka nolosha ah, kaddib markii ay ka...

Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo si adag uga hadlay Dad lagu xiray Awdal

0
Xildhibaan Maxamed Abiib iyo Mukhtaar Xasan Maydhane ayaa si wadajir ah uga hor yimid tobanneeyo ruux oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada ammaanka Somaliland ay...

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Baay

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed,  gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Xalay fuliyay howlgal si heer sare ah loo qorsheeyay...

Ciidamada Maraykanka oo qabtay Madaxweynihii Venezuela iyo xaaskiisa

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in ciidammada Maraykanku ay weerar culus ku qaadeen dalka Venezuela, isla markaana ay gacanta ku dhigeen Madaxweynaha Venezuela,...

Puntland oo ciidamadii ugu badnaa kasoo saartay Calmiskaad, iyadoo ku daabulaysa Calmadow

0
Puntland ayaa ka soo saartay ciidamadii ugu badnaa ee ka dagaallamayay buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, kaddib muddo ku dhow hal sano oo uu...

Abaar saamayn taban ku reebtay Xoolo dhaqato & Beeralay oo ka jirta Koofur Galbeed...

0
Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Jubbaland waxaa ka jira abaar saamayn taban ku reebtay dadka Xoolo dhaqatada ah iyo kuwa Beeralayda ah, qoysaska...