Maamulka Puntland oo sheegay in ay Mareykanka kala hadleen ka faa’iideysiga Kheyraadka sida Shidaalka+Sawirro

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Garoowe kala kulmay Wafdi sare oo ka socda Dowladda Mareykanka, kuwaasi oo isugu jira...

Mucaaradka Dowladda oo sheegay in ay ka go’an tahay qabashada Dibadbaxa 4ta June

0
Mucaaradka Dowladda Federaalka ayaa sheegay in ay ka go’an tahay qabashada dibadbaxooda oo ku astaysan 4ta June 2026, xubnahaan ayaa tilmaamay in bannaanbaxooda uu...

Puntland oo digniin kasoo saartay faafitaanka cudurka Ebola

0
Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa soo saartay digniin caafimaad oo la xiriirta cudurka Ebola, kadib markii Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ay sheegtay faafitaan iyo...

Xujeeyda Soomaaliyeed oo sheegay in la dejiyay meelo ka fog goobaha Cibaadada

0
Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan u ambabaxay gudashada waajibaadka Xajka ayaa muujinaya cabashooyin isa soo taraya oo ku saabsan adeegyada ay heleen, iyagoo sheegay inay...

Maxaa kasoo baxay shirka Baydhabo ku dhexmaray Saraakiisha Ammaanka Federaalka & DG Koofur Galbeed?

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacay shir looga hadlay ammaanka Gobolkaas oo dhowaan lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada Hoggaanka...

Mucaaradka Soomaaliya oo ku dhawaaqay bannaanbaxyo toddobaadle ah

0
 Golaha Samatabixinta Mucaaradka ayaa ku dhawaaqay inay bilaabi doonaan bannaanbaxyo toddobaadle ah oo ka dhacaya Muqdisho laga bilaabo 4-ta Juun, kuwaas oo la qaban...

Xildhibaan Ingiriis ah oo madax looga dhigay machad ka shaqaynaya aqoonsi raadinta Somaliland

0
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa xalay magaalada Hargeysa ka daahfuray machad cusub oo loogu magac daray “Machadka Madaxbannaanida iyo Aqoonsiga Somaliland”, kaas...

Benjamin Netanyahu oo Maxkamad kasoo muuqday

0
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa maanta kasoo muuqday Maxkamad ku taalla Magaalada Tel Aviv, waxaana loo haystaa in uu ku dhaqaaqay Musuq, Laaluush...

QM oo madaxdii hore ee Dowladda Soomaaliya & Mucaaradka ugu baaqday in ay...

0
War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Xoghaye Antonio Guterres uu si dhow uga warqabo ula socdo xaaladda Soomaaliya, waxa uu Dowladda...

Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka DG Puntland oo Mindi lagu dilay

0
Yuusuf Bootaan oo horay usoo noqday Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaana dilay Wiilkiisa oo...