Booliska Muqdisho oo sheegay inay qabteen dhalinyaro abaabulay rabshado iyo Mucaaradka oo ka falceliyay

0
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dhalinyaro lagu eedeeyay inay ku lug...

Dad loo diiday in ay qaataan Maydka qof u dhintay Ebola oo gubay teendhooyinka...

0
Dad ka caraysan in loo diiday in ay qaataan Maydka qofka ka dhintay si ay aas ugu sameeyaan ayaa gubay Teendhooyin Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...

Duqeyn sababtay dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah oo ka dhacday Gobolka Jubbada...

0
Diyaarado dagaal ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan Tuulada Kanjaroon. Duqeynta ayaa sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad...

Ciidan taabacsan Laftagareen oo xalay weeraray Baydhabo iyo K/Galbeed oo War ka soo saaray...

0
Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Bay ayaa gashay marxalad cusub oo kacsanaan ah, kadib markii dagaal culus uu xalay ka...

Soomaalida ku nool Koonfur Afrika oo loo jeediyay inay muujiyaan feejignaan dheeri ah

0
Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa digniin amni u dirtay dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas, iyadoo laga cabsi qabo bannaan-baxyo iyo rabshado...

Uganda oo joojisay isu gudubka ay la wadaagto DR Congo si ay uga hortagto...

0
Dowladda Uganda ayaa qaadday tallaabooyin ay ku joojisay Duullimaadkii diyaaradaha ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo si ay uga hortago cudurka Ebola oo qaybo kamid...

Hay’adaha gargaarka oo ku baaqay soo celinta maalgelinta Soomaaliya

0
Ururro caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha bani’aadantinimada ayaa ugu baaqay deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah iyo hay’adaha gargaarka inay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta...

Madax in la jabiyo ayay eheed” waxay noqotay Erayo muujinaya in xaaladdu gaartay...

0
Hadalada adag ee Fiqi ayaa kusoo aadaya xilli jawiga siyaasadda Soomaaliya uu galay marxalad aad u xasaasi ah, iyadoo mucaaradka iyo dowladda ay isku...

Soomaaliya oo dadaal ugu jirta sii daynta badmaaxiin Masaariyiin ah

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay xoojinayso dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu sii deynayo siddeed badmaax oo Masriyiin ah oo lagu afduubtay markabka shidaalka qaada...

Khilaaf Ka Taagan Xarunta CID-da Soomaaliya oo Hakad Geliyay Adeegyadii Dadweynaha

0
Waxaa  gabi ahaanba hakad galay howlmaalmeedkii Hay’adda Baarista Dambiyada (CID) ee Soomaaliya, gaar ahaan xarunta KM4, kadib markii uu khilaaf xooggan soo kala dhexgalay...