Qaramada Midoobay oo ka xumaatay wadahadalladii Dowladda iyo mucaaradka ee Natiijo La’aanta kusoo Dhammaaday

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka xun tahay in wadahadalladii siyaasadeed ee u dhexeeyay dhinacyada Soomaalida ay kusoo dhammaadeen natiijo la’aan, inkastoo dib loo...

Israa’iil oo sheegtay in ay Somaliland la yeelanayso iskaashi amni, dhaqaale iyo tiknoolajiyadeed

0
Danjiraha ay Israa'iil dhawaan u magacawday Somaliland, Michael Lotem, ayaa sheegay in xidhiidhka u dhexeeya Israa’iil iyo Somaliland uu si degdeg ah ugu sii...

16-ka May, 2026: Soomaaliya oo Noqotay Waddan Aan Lahayn Baarlamaan Sharciyan Sax Ah iyo...

0
Waxay tahay arrin aan la rumaysan karin oo qalbi jab leh in, maanta oo 16-ka May, 2026, Soomaaliya ay ku toostoy iyadoo aan lahayn...

Farmaajo: Soomaaliya waxay wajahaysaa firaaq dastuuri ah iyo hubanti la’aan siyaasadeed

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dalka uu galay marxalad siyaasadeed iyo mid dastuuri ah oo halis ah, kaddib dhammaadka...

Mas’uuliyiin DFS & Koofur Galbeed oo ka qaybgalay aaska saraakiil lagu dilay Duleedka Baydahbo+Sawirro

0
Magaalada Baydhabo waxaa maanta aas loogu sameeyay Taliyeyaashii Guutooyinka 8aad iyo 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka kuwaas oo shalay ku dhintay dagaal ka dhacay...

Midowga Yurub oo sheegay inuu sugayo heshiis siyaasadeed oo laga gaaro doorashooyinka Soomaaliya

0
Midowga Yurub ayaa sheegay inuu sugayo war-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saaraan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kaas oo lagu caddeynayo nooca doorasho...

Pakistan: Ehellada Shaqaalaha Markab lagu afduubtay Soomaaliya oo Bannaanbax dhigay

0
Qoysaska qaar ka mid ah shaqaalaha markabka shidaalka ee lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya ayaa ka dhigay dibadbax magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday...

Golaha Mustaqbalka oo dib u dhigay bannaanbaxii Muqdisho xilli wada-hadallo siyaasadeed socdaan

0
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen bannaanbax lagu waday inuu ka dhaco magaalada Muqdisho 16-ka May, iyagoo sheegay inay doonayaan...

Ruushka oo Gargaar Cunto usoo Diraya Soomaaliya iyadoo ay sii xumaaneyso xaaladda bani’aadantinimo

0
Dowladda Ruushka ayaa qorsheyneysa inay gargaar cunto soo gaarsiiso Soomaaliya si loo taageero bulshada nugul ee ay saameeyeen abaaraha, colaadaha iyo barakaca, sida ay...

Dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo

0
Dagaal ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo uu sababay dhimashada saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Dagaalkan oo...