Doorashooyinka lagu muransanyahay,laaluushka iyo Warbaahinta
Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta khamiista ah ay ka dhacaan dooashooyinka Golahada Deegaanka gobolka banaadiR taas oo uu ka...
Taiwan oo ka jawaabtay hadal uu Madaxweyne Xasan Sheekh kaga hadlay qadiyadeeda
Xafiiska Wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray warbixin rasmi ah oo uu kaga jawaabayo hadal uu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku duray...
Booliska Soomaaliya oo sheegay in khamiista la xiri doono Wadooyinka Muqdisho.
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ( Diyaano), ayaa sheegay in maalinta khamiista ah oo ay taarikhdu ku beegan 25 ka Decembar...
Duullimaadka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo loo hakinayo Doorashada ka dhacaysa Muqdisho
Hay’adda Duullista Rayidka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Duullimaadka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) ee Magaalada Muqdisho la joojin doonno 25ka Bishaan...
Dagaal ka dhashay Nabadoon lagu xiray Jalalaqsi oo ka dhacay Degmadaas
Xiisad ka dhalatay nin la sheegay in uu yahay Nabadoon oo lagu xiray Degmada Jalalaqsi ayaa saamaysay nabadgalyada iyo howlaha shaqo ee Maamulka Degmadaasi...
Midowga Afrika oo Ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM
Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika (AU) ayaa yeeshay kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda isbeddelaysa ee Soomaaliya iyo...
Shaqaale UN-ka ka tirsan oo u afduuban Al-Shabaab oo ka codsaday Qaramada Midoobay iyo...
Ambrose Kimiti, oo ah dhakhtar Kenyan ah kana tirsanaa kooxda daad-guraynta caafimaadka ee Qaramada Midoobay (UN) ee ka hawlgasha Soomaaliya, ayaa fariin muuqaal ah...
Toogasho ka dhacday Koofur Afrika oo lagu dilay ugu yaraan 9 qof
Dalka Koofur Afrika gaar ahaan magaalada Johannesburg waxaa ka dhacday toogasho wadareed lagu dilay ugu yaraan 9 qof halka lagu dhaawacay in ka badan...
Madaxweynaha Masar oo markale kuceliyay in dalkiisu diyaar u yahay kamid noqoshada Howlgalka AUSSOM
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xasillooni iyo ammaan Geeska Afrika si loo...
Maraykanka oo Venezuela ka qabsaday Markab Shidaal waday
Dowladda Maraykanka ayaa gacanta ku dhigtay markii labaad oo kasoo ambabaxay dalka Venezuela sida ay ku warrantay Waaxda Amniga Gudaha Dalkaas oo warbixin hordhac...









