Midowga Afrika iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay nabadda dalal ay ku mid tahay...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa maanta magaalada Adis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay Wafdi sare oo ka socday dowladda Sacuudiga,...
Maraykanka oo DFS & Mucaaradka ku booriyay in ay isu tanaasulaan
War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay wadahadalka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka, waxa ay bogaadisay hannaanka wadahadalka labada...
Madaxda Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo kulamo gaar gaar ah kawada Muqdisho
Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa kulamo gar gaar ah kawada Magaalada Muqdisho si ay uga arrinsadaan qodobada labada dhinac ay is...
Raysal wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay diyaar garow miltari oo ka dhan ah burcad...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladdiisu ay gashay diyaar-garow milatari oo looga hortagayo burcad-badeednimada iyo argagixisada laga bilaabo cirifka Soomaaliya...
Uganda oo sagootisay ciidamo cusub oo loo dirayo Soomaaliya
Uganda ayaa si rasmi ah u sagootisay ciidamo cusub oo ka tirsan cutubka 12-aad ee ilaalada Qaramada Midooby, kuwaas oo loo dirayo Soomaaliya si...
Somaliland oo Mareykanka u soo bandhigtay macdan qaali ah iyo in ay siinayso saldhigyo...
Somaliland ayaa shaacisay inay diyaar u tahay inay Mareykanka la gasho heshiis la xidhiidha khayraadkeeda macdanta, isla markaana ay u oggolaato in Washington saldhigyo...
Daawo”’Xiisad saaka ka taagan Degmada Heliwaa iyo dadweynaha oo hortaagan kooxda dhul boobka Xasan...
Xiisad ayaa ka Taagan xaafadda buula maaxaay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, Dadka ku nool halkaas ayaa waxaa ay ka cabanayaan in ciidamada Dowlada...
Wadahadalka Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo goordhow ka furmaya Villa Somalia
Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya goordhaw gaaray xubnaha Mucaaradka ee Dowladda Federaalka ay wadahadlayaan iyada oo maanta diiradda la saarayo qodobo ay wadatashi kasoo sameeyeen saacadihii...
Dowladda Ingiriiska oo dhiirrigelisay in Somaliland iyo Itoobiya gaadhaan heshiis ganacsi
Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya, Darren Welch, ayaa sheegay in UK ay taageersan tahay horumarka ay gaadhay dekedda Berbera, iyo in la...
Madaxweynaha Puntland: “Dastuur ay malmalooqayaan Xasan Sheikh iyo Aadan Madoobe ma noqon karo mid...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay kulan magalada Muqdisho kula yeeshay qaar kamid ah bulshada gobolka Banaadir, ayaa si kulul uga hadlay wax...









