Wasiir Fartaag oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika si loo...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan...
Samira Gaid: Madaxweynuhu wuu ka taxaddarayaa in uu kordhiyo muddo xileedkiisa sabab la xiriirta...
Samira Gaid oo ah falanqeeye arrimaha amniga oo ka tirsan hay’adda Balqiis, ayaa sheegtay in aysan kala caddayn sida isbeddellada dastuurka uu u saameyn...
Taliyaha AUSSOM oo booqday Mubaarak kaddib hawlgalkii looga xoreeyay Al-Shabaab
Taliyaha ciidanka AUSSOM), Gen. Sam Kavuma, ayaa booqday magaalada Mubaarak oo dhowaan laga saaray kooxda Al-Shabaab, si uu u qiimeeyo heerka diyaargarowga dagaal ee...
Ururka caalamiga ah ee saxaafadda oo cambaareeyay dilka weriye Abshir Khaliif Shidaane
Ururka caalamiga ah ee International Press Institute (IPI) ayaa si adag u cambaareeyay dilka weriyaha Soomaaliyeed Abshir Khaliif Shidane, oo toddobaadkii hore lagu dilay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay dhaqan galka dastuurka cusub ee dalka
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta saxiixay dastuurka cusub ee dalka, kaddib markii 4-tii Maarso ay ansixiyeen labada aqal ee baarlamaanka...
Garsoore Soomaaliyeed oo ku biiray Maxkamadda Caddaaladda Bariga Bulshada Afrika
Abuukaate Cabdiwaaxid Warsame Cabdullaahi oo ah Garsoore Soomaaliyeed ayaa ku biiray Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika, waxaa lagu dhaariyay meertada 25aad ee shir madaxeedka Dallada...
Cirro oo lagu wado in uu isku shaandhayn xilka uga tuuro qaar kamid ah...
Madaxweynaha maamulka Gobollada Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa soo gabagabeeyay wadatashi ku aaddan isku shaandhaynta Golihiisa Wasiirrada oo qaarkood xilka ka tuuri...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka oo xilka la wareegay
Taliska Ciidanka Cirka, Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji ayaa maanta xilka kala wareegay ahaa Kaaliyaha Taliska Cirka isla markaana ahaa Siihayaha xilka Taliyaha Ciidanka Cirka,...
Nin ku geeriyooday weerar shinni xilli uu ka qeyb galaayey Aaska walaashiis
Dhacdo murugo leh ayaa ka dhacday qabuuraha Sheekh Ooyaaye ee magaalada Jowhar, kadib markii Cali Maxamuud Axmed Talaad (Cali Muran) uu ku geeriyooday weerar...
Dhegeyso: Barnaamijka looga hadlayo wacyigalinta cafimaadka maskaxda iyo bixinta hagitaan iyadoo loo marayo Barnaamijyada...
waxaad ku soo dhawataan barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Sidee kor looga qaadi karaa wacyigalinta cafimaadka maskaxda iyo bixinta hagitaan iyadoo loo marayo...









