Shirka Mucaaradka oo maanta lagu wado in lagu soo gabagabeeyo Kismaayo
Magaalada Kismaayo xarunta kumeel-gaar ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland waxaa maalintii labaad galay shirka Mucaaradka oo ay uga arrinsanayaan xaaladda Dalka, Dastuurka iyo Doorashada aan...
Cilada amni ee fiisaha cusub ee Soomaaliya oo khatar gelinaysa xogta shakhsiyeed ee kumanaanka...
Shabakadda cusub ee fiisaha elegtarooniga ah ee Soomaaliya ma laha hab-maamuus ammaan oo sax ah, kaas oo laga yaabo inay ka faa’iidaystaan jilayaasha guracan...
Dibad-bax ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho
Waxaa mar kale xiisad culus ay kasoo cusboonaatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taas oo u dhexeysa shaqaalaha ka howlgala garoonka iyo...
Itoobiya oo baahisay khariidad muujineysa in ay dhulkeeda ku darsatay qeybo kamid ah Soomaaliya
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa baahiyay muuqaal muran dhaliyay oo dhulka dalal ku yaalla Geeska Afrika ku daraya Itoobiya.
Muuqaalka ayaa waxaa lagu bandhigay munaasabadda...
Shariif oo goordhow ka dagay Kismaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dagay garoonka magaalada Kismaayo, halkaas oo si diiran loogu soo...
Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Nuur Dugle
Faah-faahinno duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda...
Wasiirka Duulista Somaliland oo arrinta E-Visa kala hadlay xildhibaannada dalka Ingiriiska
Wasiirka Duulista iyo Horumarinta Madaarrada Somaliland, Fu’aad Axmed Nuux, iyo madaxda xafiiska Somaliland ee Ingiriiska, ayaa xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Ingiriiska...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xaaladda gobolka
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefu Woshe.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga...
Shirka Mucaaradka ee Kismaayo oo maanta furmaya
Xubnaha Mucaaradka Dowladda oo kaashanaya Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta waxaa magaalada Kismaayo uga furmaya shir ay uga hadlayaan sidii ay u mideyn...
Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay qaraxyo culus oo loo soo waday Muqdisho
Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta gacanta ku dhigay qaraxyo culus oo kooxda Al-shabaab damacsaneyd iney gudaha u soo...









