Koonfur Galbeed oo sheegtay in xaalad Bani’aadannimo oo aad u halis ah ay soo...

0
Wasaaradda Arrimaha Bani’aadannimada iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaacisay in xaalad bani’aadannimo oo halis ah ay si degdeg ah ugu...

Jubbaland: Soomaaliya waxay wajahaysaa masiibo ka dhalatay hoggaan-xumo

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland, Mohamed Hussein Oogle ayaa sheegay in Soomaaliya ay wajahaysoa masiibo qaran oo ka dhalatay hoggaan-xumo, taas oo uu ku eedeeyay...

Senator Dubbe oo sheegay in nidaamka dal-ku-galka Soomaaliya uu dhibaato ku hayo dadka reer...

0
Senator Cismaan Abukar Dubbe, oo ka tirsan Aqalka Sare, ayaa sheegay in shacabka Somaliland ay wajahayaan dhibaatooyin dhinaca socdaalka ah, kaddib markii dowladda Soomaaliya...

Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo qof shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil Xalay loogu geystay Xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho qof shacab ahaa. Dilka ayaa waxaa geystay...

Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo ka dooday xaaladda Soomaaliya

0
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa kulan gaar ah yeeshay, kaas oo diiradda lagu saaray horumarka siyaasadeed ee ka jira Jamhuuriyadda Federaalka...

Turkiga oo dib u dhigay taageeradii miisaaniyadeed ee uu siin jiray Soomaaliya

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay dib u dhac ku yimid kaalmadii miisaaniyadeed oo ay ka heli jirtay Turkiga, iyadoo Wasiirka Maaliyaddu xaqiijiyay in lacagtaasi...

DG Jubbaland oo ciidan dheeraad ah gaysay duleedka Kismaayo

0
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa ciidamo dheeraad ah gaysay Duleedka Magaalada Kismaayo si ay u xoojiyaan Amniga Magaaladaan martigelineysa shirka mucaaradka ee halkaas ka dhacaya sida...

Dowladda Soomaaliya oo illaa iyo hada aan qaadin wax tallaabo dhacdadii ka dhacday ...

0
Dowladda Federaalka ayaan illaa iyo qaadin wax tallaabo ah oo ay kaga falcelineyso dhacdadii ay shacabku ka argagaxeen ee Axaddii ka dhacday deegaanka Ceelasha...

Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Galmudug oo Qaadacay Tartanka Kubadda Cagta Dowlad Goboleedyada

0
Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah u shaaciyay inay ka qeyb geli doonin tartanka kubadda cagta Dowlad Goboleedyada dalka,...

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan dilka Wiil safar u...

0
Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay askari ka tirsan ciidanka dowladda oo loo haysto inuu ku dilay habeen hore...