Amaro culus oo la dul dhigay Booliska Caasimadda Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa ee Hoggaanada, Qeybaha, Fadhiyada Madaxa-bannaan, iyo talisyada Dekedda iyo Garoonka...
Safiirka UK ee Soomaaliya oo sheegay in uu ku shaqeeyo cabsi iyo khatar joogto...
Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda nololeed iyo shaqo ee uu kala kulmo magaalada Muqdisho, oo...
Ciidamadii ugu badnaa oolagu kordhiyay saldhig kasta oo ku yaalla Degmooyinka Muqdisho
Ciidamadii ugu badnaa ayaa lagu kordhiyay saldhig kasta oo ku yaalla degmooyinka Muqdisho, iyadoo la arkayo dhaq-dhaqaaq ciidan oo aan caadi ahayn. Meel kasta...
Cutubka ugu horreeya ee Ciidanka Masar ee ku biiraya AUSSOM oo Soomaaliya kusoo wajahan
Cutubkii ugu horreeyay ee Ciidanka Masar ee qaybta ka noqonaya Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa kusoo wajahan Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin kala...
Nin Soomaali ah oo weerar ku qaaday laba nin oo Yuhuud ah dalka Ingiriiska
Nin asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya ayaa weerar mindi loo adeegsaday ku qaaday laba nin oo Yuhuud ah magaalada London ee dalka Ingiriiska,...
Xaaladda ammaan iyo tan siyaasadeed ee magaalada Muqdisho oo gashay weji cusub
kaddib markii uu soo shaac baxay khilaaf xooggan oo u dhexeeya Madaxtooyada Soomaaliya iyo Jeneraal Saneey Cabdulle. qodobbada xasaasiga ah ee horseeday iska hor-imaadkan,...
Iska hor imaad u dhaxeeya ciidamad Puntland iyo burcad badeedda oo ka dhacay Garacad
iska hor-imaad ka dhacay degaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray xubno ka tirsan ciidamada Puntland.
Ilo deegaanka ah ayaa...
Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirrada Jubbaland?
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimaha amniga, siyaasadda iyo badqabka...
Mungaab oo xilka ka qaaday Guddoomiyeyaal ku soo baxay Doorasho qof iyo cod ah!
Duqa magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xilka kaga qaaday guddoomiyeyaashii degmooyinka Dayniile, Cumar Mohamud Mahadale, Shangaani, Safiyo Cismaan Maxamed, iyo Gubadley...
Uganda oo guuto cusub oo Ciidamo ah usoo diraysa Soomaaliya si ay uga qeyb...
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqay inay Soomaaliya usoo dirayso guutada dagaalka lambarkeedu yahay 47-aad, taas oo qeyb ka noqon doonta howlgalka nabad ilaalinta ee...









