Kulan u dhexeeyay beesha caalamka iyo xubnaha mucaaradka ku mideysan Golaha Mustaqbalka oo maanta...

0
Kulan xasaasi ah oo u dhexeeya beesha caalamka iyo xubnaha mucaaradka ku mideysan Golaha Mustaqbalka ayaa maanta ka dhacay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Kulanka...

Qarax lala beegsaday gaari ay leedahay shirkadda Golis Telecom oo ka dhacay Calmiskaad

0
Kooxda Daacish ayaa fulisay weerar qarax ah oo lala beegsaday gaari ay leedahay shirkadda isgaarsiinta ee Golis Telecom ee ka howlgasha Puntland. Ugu yaraan afar...

Hirshabelle oo bilaawday handadaad ay u geeysaneyso Maamulayaasha iskuulada ku yaala Degaanadeeda

0
Hirshabelle ayaa bilaawday handadaad iyo caga jugleyn ay ugeeysaneyso Maamulayaasha iskuulada ku yaala Magalloyinka Jowhar baladweyne Balcad buulaburde Mahadaay Jalalaqsi Warsheekh iyo Cadale. Maamulayaasha ayaa...

Saddex markab oo lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya toddobaad gudihiis

0
Saddex markab ayaa lagu afduubtay xeebaha Somalia illaa toddobaad gudihiis, taasoo sare u qaadday cabsida laga qabo dib u soo laabashada burcad-badeedda ka howlgasha...

Dil ka dhacay magaalada Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo waxaa dil loogu gaystay wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka deegaanka, waxaana dilay askari ka tirsan ciidamada dowladda. Marxuumka ayaa waxaa lagu...

Amnesty oo ku baaqday in si degdeg ah loo sii daayo Sacdiyo Macalin Cali...

0
Hay’adda udoodda xaquuqda Aadahana ee Amnesty ayaa soo saartay baaq “degdeg ah” oo ku saabsan xarigga loo gaystay gabadh u ololeysa arrimaha bulshada oo...

Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka BFS oo maanta laga jooga 4 sano

0
Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku beegnayd April 2022, maanta oo kale 28kii April isla sanadkaas waxaa la...

Madaxweyne Deni: Haddii aan la helin heshiis Soomaali wada aqbasho ka hor 15-ka May,...

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka digay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya ay halis gelin karaan jiritaanka dowladnimada dalka, haddii aan...

Dambi baarista Kenya oo waqti loo siiyay in ay ku baarto Musharrax Sahra Axmed...

0
Hay’adda Baarista Dambiyada Kenya ee DCI ayaa 10 cisho loo siiyo in ay ku baaraan kiiska lagu eedeeyay Musharrax Sahra Axmed Barre oo ah...

Booliska Waqooyi Bari oo Soo Afjaray Shabakad si sharci dara ah dadka ku Tahriibisa

0
Ciidanka Booliska Waqooyi Bari, gaar ahaan qeybta gobolka Sool, ayaa howlgal qorsheysan oo ay kaashanayeen shacabka ku soo qabtay eedeysane lagu magacaabo Farxaan Farax...