Kismaayo oo Martigelinaysa Shir Muhiim ah
Kismaayo, caasimadda ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa maanta si rasmi ah u soo dhaweysay wafdigii ugu horreeyay ee ka qaybgalaya shirka Mucaaradka...
Diyaaradaha Maraykanka oo duqayn ka dhan ah AL-shabaab ka gaystay Gobolka Jubada Hoose
Diyaaradaha duulliye la’aanta ee Maraykanka (Drones) ayaa duqaymo ka dhan ah AL-shabaab ka fuliyay Duleedka Magaalada Kismaayo Gobolka Jubada Hoose oo dhanka kale ah...
Askari magaalada Muqdisho ku dilay wiil Bajaajle ahaa oo ku guuleystay Lottery-ga Mareykanka
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil Xalay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho loogu geystay wiil dhalinyaro ahaa, kaasoo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Abuukar...
Shir Taliyayaasha AUSSOM uga Furmay magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen Taliyayaasha Ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo taliyayaasha qaybaha kala duwan ee...
Biriq ku dhacday Ismaamulka Gaarisa oo labo qof dishay
Deegaanka Harboole ee Degmada Faafi Ismaamulka Gaarisa waxaa biriq ku dhacday ay dishay labo qof oo mid kamid ah uu yahay Nin da’ ah...
Ra’iisul Wasaaraha Australia oo ku hanjabay in la adkaynayo sharciga xakamayna Hubka
Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanene ayaa ku hanjabay in Xukuumaddiisa ay xoogga saarayso adkaynta sharciga mamnuucaya hubka, kaddib markii 15 qof lagu toogtay Xeebta...
Maxkamaduhu ma awoodaan in ay dhagaystaan tabashooyinka la xiriira Doorashooyinka?
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sheegay in maxkamadaha ay ka garnaqi karaan tabashooyinka ka yimaada Xuquuqda Dastuuriga...
Midowga Yurub oo billaabay qorshe cusub oo looga hortagayo tahriibayaasha sii kordhaya
Ururka Midowga Yurub ayaa billaabay qorshe cusub oo lagu sheegay in looga hortagayo kororka tahriibayaasha uga gudba dhinaca Qaaradda Afrika kuwaas oo xaalado kala...
Beesha Caalamka oo Maamulka Jubbaland kala hadashay shirka lagu qabanayo Kismaayo
Wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayo James Swan iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya kulan gaar...
Somaliland iyo Faransiiska oo ka hawada hadlay xoojinta xidhiidhkooda
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Safiir-ku-xigeenka Dowladda Faransiiska u fadhiya dalka Kenya, Romain JOLY, iyo wefti...









