Dowladda Federaalka Soomaaliya: Raashinkii WFP ee Bakhaarka laga raray waa lagu celiyay

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in dhammaan agabkii gargaar ee Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee laga raray bakhaar ku yaalla...

Dowladda Masar oo wajahaysa fadeexad kadib markii saraakiil ka tirsan ciidankeeda lagu arkay gudaha...

0
Taliska Dhexe ee Militariga Mareykanka (CENTCOM) ayaa si kooban u baahiyay sawirro muujinaya saraakiil ka tirsan Ciidamada Masar oo ku sugnaa xarun uu Maraykanku...

Uganda oo ku dhawaaqday in ay ka baxeyso Soomaaliya kadib 19 sano oo howlgallo...

0
Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay qorshe ay ciidamadaheeda uga bixinayaan Soomaaliya kadib 19 sano oo joogto ah oo ay ku jireen howlgallada...

Sarkaal Sare iyo Macallin iskuul oo Lagu Dilay Weerar ka dhacay Gobolka Garissa ee...

0
Mas’uul sare oo ka tirsan maamulka deegaanka iyo macallin dugsi hoose ayaa lagu dilay habeenkii xalay weerar loo maleynayo inay geeysteen kooxda Al-Shabaab oo...

MW Soomaaliya oo ka baaqday shirguddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday shirguddoominta fadhiga guud ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay maadaama Soomaaliya ay tahay Dalka...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharciga Saybarka Soomaaliyeed

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Saybarka Soomaaliyeed oo saameynaya Amniga Qaranka. Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe ayaa guddoomiyay Kalfadhiga 7-aad,...

Cimilada Isbeddelaysa iyo Abaarta oo Nolol Adag Ku Reebay Barakacayaasha Gudaha Dalka

0
Abaaraha Soomaaliya ka jira oo ay sababto isbedelka Cimilada ayaa dadka iyo duunyada isku si u saameeyay, taasoo dhalisay in dadkii ay ka soo...

Kenya oo Ciidamo gaysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

0
Dowladda Kenya ayaa xoojisay ciidamada ka jooga Xadka ay la wadaagto Soomaaliya si ay uga hortagaan weerarrada Al-Shabaab ay ka gaysanayaan gudaha Dalkaas iyo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Islamabad kula kulmay Madaxweynaha Pakistan

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Xoosh ayaa kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Aasif Cali Zardaari, xilli...

Baarlamaanka Carabta oo Ballanqaaday Dadaallo Siyaasadeed oo Lagu Taageerayo Amniga iyo Xasilloonida Soomaaliya

0
Baarlamaanka Carabta ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo tallaabooyin siyaasadeed oo heer gobol iyo heer caalami ah, kuwaas oo lagu taageerayo amniga, xasilloonida iyo madaxbannaanida...