Jubaland oo sheegtay in xaalad bini’adamnimo oo adag ay ka dhalatay weerarkii Al-shabaab ku...

0
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay baaq degdeg ah oo ay u dirtay hay’adaha samafalka iyo bahda gargaarka caalamiga...

Madaxweynaha Somaliland oo fursado maalgashi usoo bandhigay Eric Trump

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qaybgalay Shirka Dhaqaalaha Adduunka (World Economic Forum) ee ka socda magaalada Davos ee dalka Switzerland, halkaas...

Turkiga oo Soomaaliya u Tababaraya Ciidamo cusub

0
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u tababaraysa Ciidamo cusub oo loo dhammaystirayo qalabka ay ku howlgalayaan sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan, ciidamadaan waxa ay...

Madaxweyne Xasan sheikh oo maanta lagu wado inuu safar ku tago Addis Ababa

0
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu maanta ambabaxo magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu uga qeyb geli doono munaasabadda 90-guurada...

Jubbaland oo shaacisay iney si buuxdo ula wareegtay gacanta ku heynta magaalada Kudhaa

0
Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa goordhaw si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta magaalada Kudhaa, sida lagu shaaciyay war...

Hay’adda (MSF) oo ka digtay in Soomaaliya ay wajahayso xaalad deg-deg ah oo caafimaad

0
Hay’adda Dhakhaatiirta Aan Xuduudda Lahayn (MSF) ayaa ka digtay in Soomaaliya ay wajahayso xaalad deg-deg ah oo dhinaca caafimaadka iyo nafaqada ah, taas oo...

Kooxda Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday magaalada Buurgaabo

0
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xubno ka tirsan ururka Al-shabaab ay saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen...

Ciidanka Booliska Afmadow oo qabtay rag ku lug lahaa ugaarsiga sharci-darrada ah

0
Ciidanka Booliska degmada Afmadow ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay rag ku lug lahaa laynta iyo ka ganacsiga sharci-darrada ah ee ugaarta, kuwaas oo khatar...

Booliiska Somaliland oo war ka soo saaray dil ka dhacay Gobolka Salal

0
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen eedeysanayaal dil ka gaystay Gobolka Salal, kaas oo ay ku dhinteen laba nin,...

Ciidamada Kenya oo burburiyay xaruun shirkadda Hormuud ku lahayd gobolka Jubbada Hoose

0
Mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta ee ugu waaweyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada Kenya in ay burburiyeen mid ka mid ah...